Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Puntland oo taageero u muujisay Galmudug

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa sheegay in ay garab taagan yihiin Galmudug, islamarkaana ay ka qaybqaadanayaan waxkasta oo… Sii akhri

Posted on May 30, 2026May 30, 2026 by Desk

Wararkii ugu dambeeyay ee Baydhabo

Posted on May 30, 2026May 30, 2026 by Desk

Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa hadda deggan, kaddib markii ay saaka ku dagaalameen ciidan taageersan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis… Sii akhri

Ciidan taageersan Laftagareen oo gudaha u galay Baydhabo iyo dagaal socda

Posted on May 30, 2026May 30, 2026 by Desk

Magaalada Baydhabo waxaa saaka ka socda dagaal, kaddib markii ay gudaha u galeen ciidan daacad u ah maamulkii hore ee… Sii akhri

Axmed Madoobe oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-shabaab

Posted on May 29, 2026May 29, 2026 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maalinkii saddexaad ee Ciidul Adxaa booqasho ugu tagay ciidamada daraawiishta Jubaland ee… Sii akhri

Dagaal ka dhacay dooxo u dhow Buqdharkayn

Posted on May 28, 2026May 28, 2026 by Desk

Dagaal ayaa maanta ka dhacay dooxada Madax-lagu-xoor oo u dhow deegaanka Buqdharkayn oo ka tirsan gobolka Togdheer. Dagaalka ayaa la… Sii akhri

Khilaaf soo kala dhexgalay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Mahad Salaad

Posted on May 28, 2026May 28, 2026 by Desk

Khilaaf xoogan ayaa soo kala dhexgalay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Mahad Salaad,… Sii akhri

Qoorqoor oo ka horyimid qorshaha Villa Somalia ee doorashooyinka

Posted on May 27, 2026May 27, 2026 by Desk

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa sheegay in aysan soconayn qorshaha Villa Somalia ee doorashooyinka heer federaal iyo heer… Sii akhri

Rag 16 berri badda sabaynayay oo ka soo caariyay Eyl

Posted on May 27, 2026May 27, 2026 by Desk

Saddex nin oo kalluumeysato ah ayaa shalay galab ka soo caariyay xeebta degmada Eyl ee gobolka Nugaal, kuwaas oo sheegay… Sii akhri

Axmed Madoobe oo lacago ka bixiyay maxabiis ku xirnayd Kismaayo

Posted on May 26, 2026May 26, 2026 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed cafis u fidiyay 31 maxbuus oo ku xirnaa… Sii akhri

Malaayiin muslimiin ah oo maanta taagan banka Carafo

Posted on May 26, 2026May 26, 2026 by Desk

Ku dhawaad 2 milyan oo muslimiin ah oo ka kala yimid caalamka ayaa maanta ku sugan buurta Carafo dusheeda, kuwaasoo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close