Xagee u guureen ciidankii federaalka ee ku sugnaa Carmo?
Ciidan sheegtay in ay ka tirsan yihiin dowladda federaalka Soomaaliya oo muddooyinkii ugu dambeeyay saldhig ku lahaa degmada Carmo ee… Sii akhri
Ciidan sheegtay in ay ka tirsan yihiin dowladda federaalka Soomaaliya oo muddooyinkii ugu dambeeyay saldhig ku lahaa degmada Carmo ee… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, isaga oo xalay guure kaga baxay… Sii akhri
Somaliland ayaa sheegtay in qaraxii xalay ka dhacay magaalada Hargeysa uu ahaa bombo-gacmeed ka dhacday askari. War-saxaafadeed ka soo baxay… Sii akhri
Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa sheegaya in halkaas uu caawa ka dhacay qarax bam oo sababay… Sii akhri
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor oo weheliyo guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha wakiillada Maxamed Maxamuud Ciise ayaa maanta kaga… Sii akhri
Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM), Gen. Claude K. Tudor Jr iyo wafdi uu hoggaaminayo… Sii akhri
Golaha wasiirrada Puntland ayaa go’aamiyay in hay’adaha caddaaladda loo gudbiyo magacyada xubno siyaasiyiin, saraakiil iyo shaqsiyaad kale leh, kuwaas oo… Sii akhri
Allaha u naxariistee Beeldaaje Axmed Mataan Xasan oo ka mid ahaa isimada dhaqanka ee Puntland ayaa maanta ku geeriyooday magaalada… Sii akhri
Puntland ayaa saaka la wareegtay xeradii ciidamada PSF ee magaalada Boosaaso, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Booliska Puntland.… Sii akhri
Ciidamo fadhigoodu ahaa xerada Barda-dheere ee waqooyiga Gaalkacyo ayaa xalay saqdii dhexe baneeyay xeradoodii, iyaga oo ku biiray ciidamada Danab… Sii akhri