Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Xildhibaano ka tirsan Puntland oo taageeray kulankii Xasan Sheekh iyo isimada Bari

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Puntland ayaa taagaaray kulan ay Muqdisho ku yeesheen madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo qaar ka mid… Sii akhri

Posted on April 12, 2026April 12, 2026 by Desk

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay isimo ka tirsan Puntland

Posted on April 11, 2026April 11, 2026 by Desk

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Somalia kulan kula qaatay qaar ka mid ah isimada gobolka Bari… Sii akhri

Xasan Shire Abgaal oo lagu eedeeyay in uu suurad xumeeyay halgankii Calmiskaad

Posted on April 11, 2026April 11, 2026 by Desk

Puntland ayaa wasiirkii hore ee maaliyadda Xasan Shire Abgaal ku eedeeysay in uu suurad xumeeyay halgankii Calmiskaad, islamarkaana uu sumcad… Sii akhri

Mucaaradka Puntland oo shir ku qaban doona Garowe

Posted on April 11, 2026April 11, 2026 by Desk

Siyaasi Xasan Shire Abgaal oo ka mid ah mucaaradka xukuumadda Deni ayaa sheegay in ay dhawaan magaalada Garowe ku qaban… Sii akhri

Ismaaciil Cumar Geelle oo markii 6-aad ku guuleystay madaxweynaha Jabuuti

Posted on April 11, 2026April 11, 2026 by Desk

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku guulaystay doorashadii shalay ka dhacday dalkaas, sida ay ku dhawaaqeen guddiga madaxa… Sii akhri

Markabka Çağrı Bey oo munaasabad soo dhawayn ah loogu qabtay Muqdisho

Posted on April 10, 2026April 10, 2026 by Desk

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo weheliyo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeybgalay munaasabad soo dhawayn… Sii akhri

Baaq loo diray Siciid Deni iyo Xasan Sheekh

Posted on April 10, 2026April 10, 2026 by Desk

Madasha Siyaasadda Puntland oo ay ku midaysan yihiin hoggaamiyeyaal isbeddel-doon ah ayaa ugu baaqay xukuumadda madaxweyne Deni in ay la… Sii akhri

Golaha Mustaqbalka oo dib u dhigay shir ay ku yeelan lahaayeen Garowe

Posted on April 9, 2026April 9, 2026 by Desk

Golaha Mustaqbalka ee ku mideysan yihiin Puntland, Jubaland iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee Muqdisho ayaa sheegay in ay dib u dhigeen… Sii akhri

Hotel casri ah oo laga daahfuray gudaha garoonka diyaaradaha Boosaaso

Posted on April 9, 2026April 9, 2026 by Desk

Magaalada Boosaaso waxaa maanta si rasmi ah looga daahfuray hotel casri ah oo laga dhisay gudaha garoonka diyaaradaha Boosaaso, kaas… Sii akhri

Puntland iyo Unicef oo kala saxiixday heshiis ku kacaya $51 milyan

Posted on April 9, 2026April 9, 2026 by Desk

Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha & Iskaashiga Caalamiga ee Puntland iyo hay’adda Unicef ayaa kala saxiixday heshiis wadashaqayneed (Rolling Workplan) oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close