Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Dagaal ka socda magaalada Muqdisho

Dagaal ayaa goordhaweyd ka qarxay Isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho, kaas oo u dhexeeya ciidamada taageersan mucaaradka iyo kuwa dowladda… Sii akhri

Posted on June 3, 2026June 3, 2026 by Desk

Ciidamo isku horfadhiya xaafado ka mid ah Muqdisho iyo xaaladda oo cakiran

Posted on June 3, 2026June 3, 2026 by Desk

Magaalada Muqdisho ayaa gashay jawi siyaasadeed oo aad u kacsan, iyada oo si weyn looga dareemayo dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo abaabul… Sii akhri

Puntland oo qabatay xubin ajnabi ah oo ka tirsan Daacish

Posted on June 3, 2026June 3, 2026 by Desk

Ciidamada Booliska degmada Ufeyn ee gobolka Bari ayaa shalay qabtay nin ajnabi ah oo u dhashay dalka Yemen, kaas oo… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo guddi magacaabay

Posted on June 2, 2026June 2, 2026 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Sare ee Maamulka Sanduuqa Qaran ee Maareynta Khataraha Musiibooyinka.… Sii akhri

Sheekh Shariif oo u guuray Mirinaayo

Posted on June 2, 2026June 2, 2026 by Desk

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo geed fadhi u ah mucaaradka Muqdisho ayaa xalay saqdii dhexe u guuray… Sii akhri

DIB-U-EEGISTA IYO HORUMARINTA MANHAJKA WAXBARASHADA AASAASIGA AH EE SOOMAALIYA: Ma Qaabayn Doontaa Mustaqbalka Waxbarashada Soomaaliya?

Posted on June 2, 2026June 8, 2026

Hordhac Manhajku waa laf-dhabarta waxbarashada oo horseed u ah horumarka bulshada, dhaqaalaha, tiknoolajiyada, cadaaladda, iyo in ay bulshadu ku naalooto… Sii akhri

Puntland: Ciidamo tababar loogu soo xiray Gaalkacyo

Posted on June 1, 2026June 1, 2026 by Desk

Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Puntland, Maxamed Baarri Shire, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Sarreeye Guuto Muumin Cabdi… Sii akhri

Arday ku dhaawacmay isku dhac ka dhacay Buurtinle

Posted on June 1, 2026June 1, 2026 by Desk

Ilaa saddex arday ayaa ku dhaawacmay isku dhac dhexmaray ciidamada booliska ee sugayay amniga imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland iyo… Sii akhri

Puntland: Gaadiid biyo kula tageen Ceeldaahir

Posted on June 1, 2026June 1, 2026 by Desk

Saddex gaari ayaa xalay biyo kula tageen togga Durdur ee mara deegaanka Ceeldaahir degmada Carmo ee gobolka Bari, kaas oo… Sii akhri

Puntland oo daahfurtay todobaadka dhaqanka

Posted on May 31, 2026May 31, 2026 by Desk

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta daahfuray munaasabadda todobaadka dhaqanka Puntland, taasoo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close