Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Sports

Puntland Post kala soco warka cayaaraha Soomaaliya iyo kuwa adduunka oo ku qoran afka Soomaaliga. Ka akhriso warka Horyaalka Yurub iyo kuwa Ingiriiska, Isbayn, Jarmalka iyo Talyaaniga.

Xagee marayaa tartanka Euro 2020?

Tartankii 16-aad ee horyaalnimada Yurub (Euro 2020) wuxuu billowday 11-kii Juun iyadoo lagu ciyaaray 11 magaalo oo waaweyn oo Yurub… Sii akhri

Posted on July 4, 2021July 4, 2021 by Desk

Chelsea oo markii labaad ku guuleysatay horyaalka kooxaha Yurub

Posted on May 30, 2021May 30, 2021 by Desk

Kooxda Chelsea ayaa caawa ku guuleysatay horyaalka kooxaha Yurub ee UEFA Champions league, markii ay 1-0 uga adkaatay kooxda ay… Sii akhri

Kulanka caawa Man City iyo Chelsea ee kama dambeysta horyaalka Yurub

Posted on May 29, 2021May 29, 2021 by Desk

Indhaha mucaashaqiinta kubbadda cagta caalamka ayaa sii jeeda gegida Estádio do Dragão magaalada Porto ee dalka Portugal, halkaas oo caawa… Sii akhri

Villarrea oo ku guuleysatay koobka Europa League

Posted on May 27, 2021May 27, 2021 by Desk

Kooxda kubadda cagta Villarrea ayaa ku guuleysatay koobka labaad kooxaha Yurub ee Europa League, markii ay riigoorayaal ku garaacday Manchester… Sii akhri

Banaadir oo ku guuleysatay tartankii dowlad goboleedyada ee 2020

Posted on December 31, 2020December 31, 2020 by Desk

Xulka kubbadda cagta gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay tartanka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ee 2020, markii ay gool kulaadyo… Sii akhri

Puntland oo u diyaargaroobaysa tartanka gobollada, xilli ay dayacan yihiin garoomada kubbadda

Posted on August 26, 2020August 27, 2020 by Liban Yusuf

Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Cayaaraha Puntland ayaa shaacisay inay diyaarinayso qabashada tartanka kubbadda cagta ee gobollada. War ka soo… Sii akhri

Bayern oo qaaday horyaalka Yurub

Posted on August 24, 2020August 24, 2020 by Liban Yusuf

Kooxda reer Jarmal ee Bayern Munich ayaa markii lixaad ku guuleysatay koobka kooxaha Yurub ee UEFA Champions Leugue. Bayern ayaa… Sii akhri

Barcelona oo si fool xun looga reebay tartanka kooxaha Yurub

Posted on August 15, 2020August 15, 2020 by Liban Yusuf

Kooxda Barcelona ayaa siddeed dhammaaadka tartanka kooxaha Yurub (Champions League), kala kulantay jab lama ilaawaan ah, kadib markii ay Bayern… Sii akhri

Real Madrid iyo Juventus oo ka haray tartanka kooxaha Yurub

Posted on August 8, 2020August 8, 2020 by Liban Yusuf

Kooxaha Real Madrid iyo Juventus ayaa laga reebay tartanka xiisaha iyo xamaasadda badan kooxaha Yurub ee UEFA Champions League. Manchester… Sii akhri

Man City oo guul soo laabasho ah ka gaartay Real Madrid

Posted on February 27, 2020February 27, 2020 by Liban Yusuf

Labo kulan oo ka tirsan lugta hore ee wareega 16-ka tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions League ayaa caawa oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close