Goormuu dhici doonaa kulanka kama-dambaysta Tartanka Ciyaaraha Puntland?
Xulka gobolka Haylaan ayaa tagay kama-dambaysta tartanka ciyaaraha gobolada Puntland, markii uu riigoorayaal 5-4 uga adkaaday xulka Mudug, ciyaar waqtigii loogu talagalay…
Open this website in Safari first.
Puntland Post kala soco warka cayaaraha Soomaaliya iyo kuwa adduunka oo ku qoran afka Soomaaliga. Ka akhriso warka Horyaalka Yurub iyo kuwa Ingiriiska, Isbayn, Jarmalka iyo Talyaaniga.
Xulka gobolka Haylaan ayaa tagay kama-dambaysta tartanka ciyaaraha gobolada Puntland, markii uu riigoorayaal 5-4 uga adkaaday xulka Mudug, ciyaar waqtigii loogu talagalay…
Xulka Nugaal ayaa u baxay kama-dambaysta tartanka ciyaaraha gobolada Puntland, markii uu galabta kulankii afar dhamaadka 4-2 ugu awood sheegtay xulka Cayn.…
Tartanka ciyaaraha gobolada Puntland oo maalmihii la soo dhaafay uu hareeyay muran iyo is-qabqabsi, ayaa hadda maamulkiisa waxaa lagu wareejiyay Xiriirka Kubbadda…
Xulka Nugaal ayaa la wareegay hoggaanka guruubka ‘A’ ee tartanka ciyaaraha gobolada Puntland, markii uu ka faa’iideystay guuldarro soo gaartay xulka Bari.…
Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay in uu ka tagay Lionel Messi, kadib markii ay fashilmeen wadahadalo maalmihii la soo dhaafay u socday kooxda…
Waxaa si habsamiya garoonka ciyaaraha Mire Awaare Garowe uga socda tartanka kubbadda cagta gobolada Puntland oo maraya heerka bug-baxa ama guruubyada. Xulka…
Xulka kubbadda cagta gobolka Bari ayaa guul ku furtay tartanka gobollada Puntland, ka dib markii uu 1-0 uga adkaaday dhigiisa Nugaal. Goolka…
Gianluigi Donnarumma oo 22 jir ah ayaa loo caleemo-saaray ciyaaryahankii ugu wanaagsanaa tartankii qaramada Yurub ee 2020, waxaana abaalmarintaas garoonka Wembley ku…
Talyaaniga ayaa riigoorayaal 3-2 uga adkaay Ingiriiska ciyaartii kama-dambaysta koobka qaramada Yurub 2020 ee ka dhacday Wembley, taas oo waqtigii caadiga ahaa…
Xulka kubbadda cagta Argentina ayaa xalay ku guuleysay koobka Copa America, kaddib markii uu 1-0 uga adkaaday xulka ay xifaaltamaan ee Brazil.…