Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Sports

Puntland Post kala soco warka cayaaraha Soomaaliya iyo kuwa adduunka oo ku qoran afka Soomaaliga. Ka akhriso warka Horyaalka Yurub iyo kuwa Ingiriiska, Isbayn, Jarmalka iyo Talyaaniga.

Sidee u dhacay isku aadka wareega 16-ka ee tartanka kooxaha Yurub?

Magaalada Nyon ee dalka Switzerland waxaa maanta oo isniin ah ka dhacay isku aadka wareega 16-ka tartanka kooxaha horyaalada qaarada… Sii akhri

Posted on November 7, 2022November 7, 2022 by Desk

Benzema oo ku guuleystay abaalmarinta Ballon d’Or

Posted on October 18, 2022October 18, 2022 by Desk

Karim Mostafa Benzema ayaa markii ugu horreysay ku guuleystay abaalmarinta ciyaartoyga kubbadda cagta ugu wanaagsan sanadka 2022 ee Ballon d’Or.… Sii akhri

Real Madriid oo qaaday Horyaalka Yurub ee 2022

Posted on May 29, 2022May 29, 2022 by Desk

Kooxda Real Madriid ayaa markii afar iyo tobnaad (14) ku guuleysatay koobka kooxaha Yurub ee UEFA Champions Leugue, kaddib markii… Sii akhri

Real Madrid oo si layaab leh ugu soo baxday kama dambeysta tartanka kooxaha Yurub

Posted on May 5, 2022May 5, 2022 by Desk

Real Madrid ayaa u soo baxday kama dambeysta (final-ka) tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions League-ga, kadib markii ay lugtii… Sii akhri

Senegal oo ku guuleysatay koobka Afrika

Posted on February 7, 2022February 7, 2022 by Desk

Senegal ayaa markii ugu horreysay ku guuleysatay koobka kubbadda cagta qaaradda Afrika, kadib markii ay Masar uga adkaatay rigooreyaal. Labada… Sii akhri

Farmaajo oo la kulmay xulka Haylaan ee horyaalka kubbadda cagta Puntland

Posted on September 4, 2021September 4, 2021 by Desk

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta xarunta madaxrooyada ee Villa Somalia munaasabad dhiirri-gelin iyo maamuus ah ugu… Sii akhri

C. Ronaldo oo ku laabanaya Manchester United

Posted on August 27, 2021August 27, 2021 by Desk

Manchester United ayaa xaqiijisay in Cristiano Ronaldo uu si cajiib ah ugu soo laaban doono Old Trafford ka dib markii… Sii akhri

Puntland: Haylaan oo ku guuleystay tartanka ciyaaraha gobolada

Posted on August 24, 2021August 24, 2021 by Desk

Gobolka Haylaan ayaa markii ugu horreysay ku guuleystay tartanka ciyaaraha gobolada Puntland, markii uu riigoorayaal 4-3 uga adkaaday Nugaal, ciyaar… Sii akhri

Labo ciyaartooy oo walaalo ah oo isaga hor imanaya kama-dambaysta ciyaaraha Puntland

Posted on August 24, 2021August 24, 2021 by Desk

Waxaa galabta la soo gabagabaynayaa tartanka ciyaaraha gobolada Puntlandd, waxaana ciyaarta kama-dambaysta (final-ka) dhexmari doontaa gobolada Nugaal iyo Haylaan. Waa… Sii akhri

Goormuu dhici doonaa kulanka kama-dambaysta Tartanka Ciyaaraha Puntland?

Posted on August 22, 2021August 22, 2021 by Desk

Xulka gobolka Haylaan ayaa tagay kama-dambaysta tartanka ciyaaraha gobolada Puntland, markii uu riigoorayaal 5-4 uga adkaaday xulka Mudug, ciyaar waqtigii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close