Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xiisad iyo saan-saan dagaal oo saaka laga dareemayo jiidda Laascaanood

Xiisad dagaal oo xooggan ayaa saaka ka aloosan jiidda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Wararka ayaa sheegaya in saan-saan… Sii akhri

Posted on August 21, 2023August 21, 2023 by News Office

Dhallin-yarada yeey ka sugayaan inay xudduudaha dalkooda u ilaaliyaan?! –Qaybta 1aad

Posted on August 21, 2023August 21, 2023

(Somaaliya Mar Kale DHiig Waa Loogu Wan Qali!!) Itoobiya walaalo ma nihin, laakiin deris baa nahay, deris wali colaad kala… Sii akhri

Saxeexa Madaxweynaha dalka Pakistan oo laga been-abuurtay

Posted on August 21, 2023August 21, 2023 by News Office

Madaxweynaha dalka Pakistan Arif Alvi ayaa Axaddii sheegay inuu diiday inuu saxeexo laba hindise sharciyeed oo ay soo ansixiyeen baarlamaanka… Sii akhri

Banaanbax ka dhacay Muqdisho

Posted on August 20, 2023August 20, 2023 by Desk

Boqolaal ka mid ah dadweynaha magaalada Muqdisho, gaar ahaan kuwa ka soo jeeda beesha Jareer weyne ayaa maanta galintii dambe… Sii akhri

Shirka Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo looga hadlay Xasilinta Degaannada Maamulkaas

Posted on August 20, 2023August 20, 2023 by News Office

Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo maanta ka qabsoomay Degmada Cadale. Shirka Golaha… Sii akhri

Puntland: Taliye Gacayte oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray shil gaari

Posted on August 20, 2023August 20, 2023 by News Office

Alle ha u naxariistee, taliye Maxamed Maxamuud Cumar (Gacayte) oo kamid ahaa saraakiisha ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa u geeriyooday… Sii akhri

Booliska Nugaal oo ka warbixiyay iska hor imaad xalay ka dhacay saldhig ku yaalla Garoowe

Posted on August 20, 2023August 20, 2023 by News Office

Taliye ku xigeenka qaybta Booliska Gobolka Nugaal Gaashaanle dhexe Maxamuud Muuse Bile (Fardafuul) ayaa ka warbixiyay iska hor-imaad kooban oo… Sii akhri

Shir ku saabsan Amniga Gobolka Karkaar oo lagu qabtay Qardho

Posted on August 19, 2023August 19, 2023 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Karkaar Cabdi Siciid Cismaan Taaliyaha Qeybta Booliska Gobalka Karkaar G/Sare Xuseen Cali Maxamud ayaa shir-guddoomiyey kulanka Amniga Gobolka… Sii akhri

Baaq ku socda Madaxwayne Deni oo la xiriira xaaladda Gaalkacyo

Posted on August 19, 2023August 19, 2023

Maqaasidda shareecada Islaamka waxaa ugu horeeya ilaalinta nafta. Hadaba, in la ilaaliyo nolosha muwaadiniinta reer Puntland waa waajib diineed waana… Sii akhri

Gen. Sheegow oo la qabtay iyo dowladda Soomaaliya oo ka hadashay

Posted on August 19, 2023August 19, 2023 by Desk

Ciidanka dowladda federaalka gaar ahaan kuwa Booliska Milataaro iyo kuwa ka tirsan NISA ayaa gacanta ku soo dhigay Generaal Sheegow… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close