Gaalkacyo: Puntland oo xukuno kala duwan ku riday rag loo haysto falal argagixiso
Maxkamadda ciidamada qalabka sida iyo denbiyada culus ee Puntland xarunteeda Gaalkacyo ayaa maanta xukuntay saddex nin oo ku eedaysan falal argagixiso. Maxkamadda…
Open this website in Safari first.
Maxkamadda ciidamada qalabka sida iyo denbiyada culus ee Puntland xarunteeda Gaalkacyo ayaa maanta xukuntay saddex nin oo ku eedaysan falal argagixiso. Maxkamadda…
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dalka Jabuuti kula kulmay Wasiirka Difaaca Mareykanka, Lloyd Austin ayaa…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilligan kulan kula leh magaalada Jabuuti Xoghaya Gaashanadhigga ee dalka Maraykanka Lloyd Austin. Kulanka madaxweynaha iyo…
Roobabka deyrta ayaa xalay ka curtay degaanno kala duwan oo ka tirsan dhulka maamul goboleedka SSC-Khaatumo. Roobabka ayaa sida wararku sheegayaan ka…
Dowladda Puntland ayaa markii u horraysay shaacisay in sarkaal ajnabi ah oo ka tirsanaa argagixisada Daacish uu gaajo iyo harraad ugu geeriyooday…
Sagaal qof oo kamid ah dadka ay dhaawacyada halista ah ka soo gaareen qaraxii shalay ka dhacay magaalada Beledweyne ayaa la dhigay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta khudbad dheer oo muhiim ah ka jeediyay kalfadhiga 78aad ee Golaha…
Ugu yaraan 20 qof oo rayid u badan aa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen qarax gaari xamuul loo adeegsaday oo galinkii…
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland qaybteeda Boosaaso ayaa xukunno kala duwan ku ridday xubno ka tirsan argagixisada Daacish. Maxkamadda ayaa xukuntay…
Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa warbixin rasmi ah ka soo saartay heerka uu marayo barnaamijka deyn-cafinta Soomaaliya. Hay’adda ayaa shaacisay in…