Hay’adda IMF oo shaacisay in Soomaaliya ku guulaysatay dhammaan shuruudihii deyn cafinta
Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa warbixin rasmi ah ka soo saartay heerka uu marayo barnaamijka deyn-cafinta Soomaaliya. Hay’adda ayaa shaacisay in…
Open this website in Safari first.
Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa warbixin rasmi ah ka soo saartay heerka uu marayo barnaamijka deyn-cafinta Soomaaliya. Hay’adda ayaa shaacisay in…
Colaad beeleedyo kala duwan oo ka aloosan degaanno ka tirsan Somaliland ayaa saamayn taban ku yeeshay ciidamada maamulkaas. Dagaallada beelaha ee ka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New York kulan kula qaatay Xoghayaha Guud ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay kula kulmay Madaxweynaha dalka Mareykanka…
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Siyaasadda iyo Ammaanka Midowga…
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa booqashadiisii labaad ku tagay magaalada Washington ee dalka Mareykanka, tan iyo markii ciidamada Ruushka ay duullaan ballaaran…
Qandaraasle kasoo shaqeeyey Waaxda Arrimaha Dibedda iyo tan Cadaaladda ee Mareykanka ayaa loo xiray eedeymo ku saabsan inuu u basaasay dal kale,…
Wasiirka Kalluumeysiga dowladda Puntland Dr. Rashiid Maxamuud Yuusuf ayaa shaqa joojin ku sameeyay agaasimaha guud ee wasaaraddaas. Warqad ka soo baxday xafiiska…
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga,…
Boqorka dalka Morocco, Mohammed VI ayaa sheegay in dalkiisa uu 11.6 bilyan oo dollar ku bixin doono dib u dhiska goobihii burburay…