Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland oo ansixiyay 8 Xisbi Siyaasadeed oo rasmi ah

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta oo taariikhdu tahay 31 July 2023, cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xisbiyada rasmiga ah… Sii akhri

Posted on July 31, 2023July 31, 2023 by News Office

Puntland: Saddex kamid ah Xubnaha Guddiga PEC oo la magacaabay

Posted on July 31, 2023July 31, 2023 by News Office

Gudoomiyaha Golaha Wakiillada dowladda Puntland ayaa Magacaabay 3 Xubnood oo Kamid Ah Xubnaha Gudiga Doorashada Puntland Ee (PEC) Qoraal ka… Sii akhri

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir oo xukuntay 36 ajaanib ah

Posted on July 31, 2023July 31, 2023 by News Office

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta xukunka kasoo saartay 36 Eedaysane oo ajaanib ah kuwaas oo sife sharci darro ah… Sii akhri

Dalalka Galbeedka Afrika oo ku hanjabay in ay tallaabo millatari ka qaadayaan Niger

Posted on July 31, 2023July 31, 2023 by News Office

Hogaamiyayaasha Galbeedka Afrika ayaa ku hanjabay in ay tallaabo militari ka qaadi doonaan hoggaanka Niger kadib markii ay talada dalkaasi… Sii akhri

Qarax khasaare badan sababay oo ka dhacay dalka Baakistaan

Posted on July 31, 2023July 31, 2023 by News Office

Qarax aad u xooggan ayaa ka dhacay bannaanbax siyaasadeed oo ay iskugu yimaadeen taageerayaasha wadaad xagjir ah ahna hoggaamiye siyaasadeed… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo sheegay in xukuumaddiisu muhiimad gaar ah siisay amniga Muqdisho

Posted on July 30, 2023July 30, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta Degmada Heliwaa kaga qayb kulan lagu xoojinayo wada shaqeynta… Sii akhri

Cutubyo ka tirsan ciidamada xoogga dalka oo ku wajahan Galmudug

Posted on July 30, 2023July 30, 2023 by News Office

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Gaas Ibraahim Sheikh ayaa sagootiyay guutadii ugu danbaysay ee ciidanka xoogga dalka, kuwaas oo… Sii akhri

Madaxweyne Xasan sheekh oo la kulmay Guddiga Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada

Posted on July 30, 2023July 30, 2023 by News Office

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada (AML/CFT)… Sii akhri

Putin “Soo jeedinta Madaxda Afrika waxay xal u noqon kartaa dagaalka Ukraine”

Posted on July 30, 2023July 30, 2023 by News Office

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in hindise ay soo bandhigeen hogaamiyayaasha Afrika uu saldhig u noqon karo xalka dagaalka… Sii akhri

Midowga Yurub oo Xiriirka u jaray dalka Niger oo inqilaab Millatari ka dhacay

Posted on July 29, 2023July 29, 2023 by News Office

Midowga Yurub ayaa hakiyay dhammaan wadashaqeyntii dhanka ammaanka ee ay la lahaayeen Niger ka dib markii ciidamada dalkaasi ay xukunka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close