Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

SSC-Khaatumo: Uma socono dhul ka baxsan degaankeenna

Golaha Sare ee dhaqanka SSC-Khaatumo ayaa si kooban uga hadlay dagaalkii Sool ee lagu jebiyay ciidamada Somaliland. Golaha sare ee… Sii akhri

Posted on August 26, 2023August 26, 2023 by News Office

13 qof oo ku dhintay is buurasho ka dhacday dalka Madagascar

Posted on August 26, 2023August 26, 2023 by News Office

Ugu yaraan 13 qof ayaa dhintay, oo ay ku jiraan toddoba caruur ahi, ka dib markii ay dad badani isku… Sii akhri

Ciidamada SSC oo gacanta ku dhigay abbaan-duulihii ciidamada Somaliland

Posted on August 25, 2023August 25, 2023 by News Office

Ciidamada SSC-khaatumo ayaa dagaalkii maanta ku qabtay abbaan-duulihii guud ee ciidamada Somaliland Gen. Faysal Cabdi Bootaan. Gen. Faysal ayaa lagu… Sii akhri

Ciidamada SSC oo gacanta ku dhigay Taliskii Ciidamada Somaliland ee Gooja-cadde

Posted on August 25, 2023August 25, 2023 by News Office

Ciidamada SSC-Khaatumo ayaa saaka oo Jimce ah si buuxda ula wareegay Taliskii Ciidamada Somaliland ee Gooja-cadde. Taliskan oo ahaa kan… Sii akhri

SSC-khaatumo oo war ka soo saaray dagaal saaka ka socda jiidda Laascaanood

Posted on August 25, 2023August 25, 2023 by News Office

Maamulka SSC-khaatumo ayaa war rasmi ah ka soo saaray dagaal saaka ka socda jiidda magaalada Laascaanood. SSC-khaatumo ayaa Somaliland ku… Sii akhri

Maraykanka oo duuliyaal u tabaraya dowladda Ukraine

Posted on August 25, 2023August 25, 2023 by News Office

Mareykanka ayaa sheegay in bisha soo socota uu bilaabi doono tababaridda duuliyayaasha Ukraine ee la qorsheeyay in ay ku howlgalaan… Sii akhri

Xasan Abgaal oo sheegay in ganacsigii Boosaaso qarka u saaran yahay in uu xirmo

Posted on August 24, 2023August 24, 2023 by News Office

Wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland siyaasi Xasan Shire Abgaal ayaa sheegay in ganacsiga Boosaaso uu qarka u saaran yahay in… Sii akhri

Dhallin-yarada yeey ka sugayaan inay xudduudaha dalkooda u ilaaliyaan?! –Qaybta 4aad

Posted on August 24, 2023August 24, 2023

(Somaaliya Mar Kale DHiig Waa Loogu Wan Qali!!) Dalka inuu Dumo waxaa ka Daran Dadkiisa oo Doqomooba! Waxaa muhiima marka… Sii akhri

Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay xubno kamid ah Guddiga Sare Bangiga Dhexe

Posted on August 24, 2023August 24, 2023 by News Office

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulankoodii todobaadlaha ahaa maanta ku ansixiyay magacaabista saddex xubnood oo ka mid noqonaya Guddiga… Sii akhri

Soomaaliya iyo India oo yeelanaya iskaashi dhanka Caafimaadka ah

Posted on August 24, 2023August 24, 2023 by News Office

Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka XFS Xildhibaan Dr. Mohamed Hassan Mohamed oo maalmahaan howlo shaqo u joogay dalka India ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close