Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Shacabkii oo dib ugu laabanaya Laascaanood xilli aan weli laga nadiifin haraaga madaafiicda aan qarxin

Shacabkii ka bara-kacay colaaddii Laascaanood ayaa Todobaadkan bilaabay in ay dib ugu laabtaan magaaladoodii. Wararka ayaa sheegaya in qoysaskii ka… Sii akhri

Posted on August 28, 2023August 28, 2023 by News Office

Joe Biden “Sarraynta Caddaanku boos kuma leh Maraykanka”

Posted on August 28, 2023August 28, 2023 by News Office

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in sarreynta caddaanka aysan meel ku laheyn dalkaasi,ka dib weerar ku saleysan cunsuriyad oo… Sii akhri

Beesha Caalamka oo heshiis xabbad-joojin ah ugu baaqay Somaliland iyo SSC-khaatumo

Posted on August 27, 2023August 27, 2023 by News Office

Saaxiibada beesha caalamka war-saxaafadeed ay soo saareen si adag u cambaareeyay sii hurinta colaadda u dhexaysa Somaliland iyo SSC-khaatumo. “Saaxiibada beesha caalamka waxay si… Sii akhri

Maamulka SSC-Khaatumo oo warbixin ka soo saaray xaaladda maxaabiistii laga qabtay Somaliland

Posted on August 27, 2023August 27, 2023 by News Office

Hoggaanka Maamulka SSC-Khaatumo ayaa warbixin ka soo saaray xaaladda maxaabiistii laga qabtay ciidamada Somaliland. War-saxaafadeed ka soo baxay hoggaanka maamulka… Sii akhri

Dhallin-yarada yeey ka sugayaan inay xudduudaha dalkooda u ilaaliyaan?! –Qaybta 6aad

Posted on August 27, 2023August 27, 2023

(Somaaliya Mar Kale DHiig Waa Loogu Wan Qali!!) Nin cabsanaya muxuu xil u raadsadaa?! Dhallin-yaro qalbi waayeel leh sow dalkeedii… Sii akhri

SSC-Khaatumo: Waxaan hub ka dhigis ku samaynay Ciidamadii Somaliland

Posted on August 27, 2023August 27, 2023 by News Office

Madaxweynaha dowladda SSC-Khaatumo mudane Cabdulqaadir Firdhiye ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in maamulkiisu Hubka dhigis caadi ah ku sameeyay… Sii akhri

Emmerson Mnangagwa oo mar labaad loo doortay Madaxweynaha Zimbabwe

Posted on August 27, 2023August 27, 2023 by News Office

Emmerson Mnangagwa ayaa ku guuleystay markii labaad xilka tartankii madaxtinimo ee dalka Zimbabwe iyadoo dhinaca kale natiijadii soo baxday  ay… Sii akhri

Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran oo maanta ka furmay Dhuusamareeb

Posted on August 26, 2023August 26, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Sooamaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qayb galay shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maanta ka… Sii akhri

Shirka Madasha Wada-Tashiga Qaran oo ka furmaya Dhuusamareeb

Posted on August 26, 2023August 26, 2023 by News Office

Waxaa lagu wadaa in magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamul goboleedka Galmudug uu ka furmo shirka Golaha Wadatashiga Qaran, kaas diiaradda… Sii akhri

Dhallin-yarada yeey ka sugayaan inay xudduudaha dalkooda u ilaaliyaan?! –Qaybta 5aad

Posted on August 26, 2023August 26, 2023

(Somaaliya Mar Kale DHiig Waa Loogu Wan Qali!!) DHaqan xun-xun oo ay fidinayaan iyo dhallan rogga Waa barnaamij lagu talo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close