Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xiisad cusub oo ka dhex curatay Iran iyo Ruushka

Iran ayaa shalay u yeertay safiirka Ruushka ee dalkeeda fadhiya, ka dib markii ay xukuumadda Moscow ay bilawgii toddobaadkan bayaan… Sii akhri

Posted on July 13, 2023July 13, 2023 by News Office

Dibad-baxyo rabshado wata oo ka dhacay dalka Kenya

Posted on July 12, 2023July 12, 2023 by News Office

Booliska Kenya ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa ku furay dibad-baxayaal dhegaha ka furaystay mamnuucis ay booliska saareen mudaaharaadyo uu ku… Sii akhri

Cilmi-baarayaal u dhashay Japan oo hindisay dawo dib u soo saarta ilkaha bani’adamka

Posted on July 12, 2023July 12, 2023 by News Office

Dawo loogu tala galay inay dib u soo saarto ilkaha bani’aadanka ayaa tijaabo gali doonta horraanta sannadka soo socda. Dawadan… Sii akhri

Dab xooggan oo baabi’iyay xarunta ganacsiga Fadhi-same ee magaalada Boosaaso

Posted on July 12, 2023July 12, 2023 by News Office

Dab xooggan ayaa saaka qabsaday xarunta ganacsiga Fadhi-samo ee magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Dabka ayaa lagu soo warramayaa… Sii akhri

Soomaaliya iyo dalka jordan oo ka wada-hadlay iskaashiga dhanka Millatariga iyo La-dagaallanka Argagixisada

Posted on July 12, 2023July 12, 2023 by News Office

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan gaar ah la yeeshay Taliyaha Ciidanka dalka Jordan Sarreeye Gaas,Yousef… Sii akhri

Shirweyne wada-tashi ah oo lagu wado in uu saaka ka furmo magaalada Muqdisho

Posted on July 12, 2023July 12, 2023 by News Office

Shir weyne wada-tashi ah oo uu iclaamiyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu saaka ka furmo… Sii akhri

Midowga Afrika oo warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Soomaaliya ee Addis ababa

Posted on July 11, 2023July 11, 2023 by News Office

Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u magacowday dalka Itoobiya ahna wakiila joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan Midowga Afrika ayaa… Sii akhri

Diyaarad Rakaab sidday oo shil ku gashay garoonka diyaaradaha Muqdisho

Posted on July 11, 2023July 11, 2023 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad rakaab ah goor dhaweyd shil khasaare geystay ku gashay garoonka diyaaradaha… Sii akhri

Cabdiweli Gaas iyo Cumar Cabdirashiid oo war ka soo saaray khilaafka siyaasadeed ee Puntland

Posted on July 11, 2023July 11, 2023 by News Office

Ra’iisul wasaarayaashii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiweli Gaas oo uu weheliyo siyaasi Cabdirashiid Maxamed Cabdi ayaa maanta war… Sii akhri

Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiweli Gaas oo lagu wado in ay war ka soo saaraan xiisadda Puntland

Posted on July 11, 2023July 11, 2023 by News Office

Ra’iisul wasaarayaashii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiweli Gaas oo muddooyinkan ku sugnaa Garoowe ayaa lagu wadaa in ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close