Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Yoweri Museveni oo wiilkiisa u magacaabay Taliyaha Ciidamada Uganda

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa wiilkiisa General Muhozi Kainrugaba u magacaabay taliyaha ciidamada difaaca dalkaas, sida ay sheegtay dowladda Uganda.… Sii akhri

Posted on March 22, 2024March 22, 2024 by News Office

Sheekh shariif oo ku eedeeyay Xasan Sheekh in uu ka shaqaynayo Siyaasad ku dhisan Qabyaalad

Posted on March 21, 2024March 21, 2024 by News Office

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Ahmed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Garoowe ku soo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Posted on March 21, 2024March 21, 2024 by News Office

Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe. Madaxweyne… Sii akhri

Israel oo maalintii afraad duqayn ku wada isbitaalka al-Shifa ee marinka Gaza

Posted on March 21, 2024March 21, 2024 by News Office

24-kii saac ee la soo dhaafay In ka badan 100 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay Gaza, kadib markii ciidamada Israel… Sii akhri

Maraykanka oo sheegay in Shiinuhu isu diyaarinayo duullaan ka dhan ah Taiwan

Posted on March 21, 2024March 21, 2024 by News Office

Taliyaha ciidanka Mareykanka ee taliska Indo-Pacific, John C. Aquilino ayaa saaka u sheegay guddiga adeegga hubka ee Aqalka sare, in… Sii akhri

The Federal Government of Somalia Lets Somaliland Claim Jurisdiction Over Badhan

Posted on March 21, 2024March 21, 2024 by cph

Mogadishu (PP News Desk) — Badhan is a district in Sanaag. It is under federal jurisdiction of Puntland State of… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay Madaxa Hay’adda Qaxootiga Qaramada Midoobey ee UNHCR u qaabilsan Soomaaliya

Posted on March 20, 2024March 20, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hey’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada… Sii akhri

Booliiska Galmudug oo gacanta ku dhigay gaadiid sahay u waday Al shabaab

Posted on March 20, 2024March 20, 2024 by News Office

Ciidanka booliiska maamulka Galmudug ayaa koonfurta magaalada Gaalkacyo ku qabtay laba gaari hoomey ah , kuwaas oo sida la sheegay… Sii akhri

Shirkadda META oo sheegtay dadka jooga Kenya ay lacag ka samayn doonaan Facebook iyo Instagram

Posted on March 20, 2024March 20, 2024 by News Office

Shirkadda Meta ayaa ugu bishaareysay dadka jooga Kenya in ay adeegyada shirkadda lacag ka samayn karaan laga bilaabo bisha June… Sii akhri

Jarmalka oo xiray laba nin oo looga shakisan yahay in ay ka tirsan yihiin Daacish

Posted on March 20, 2024March 20, 2024 by News Office

Laamaha AmnigaJarmalka ayaa xiray laba nin oo looga shakisan yahay in ay ka tirsan yihiin Daacish. Labada nin ayaa lagu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close