Shirkii Kismaayo oo natiijo la’aan ku dhamaaday iyo Muqdisho loo balamay
Kismaayo(Puntlandpost)-Shirkii madaxda Soomaaliya uga socda Kismaayo ayaa lasoo gaba gabeeyey maanta mana jirto natiijo ka soo baxday,iyagoo masuuliyiintu isku mariwaayeen habka doorashada…