Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

El-Clasico: Kooxaha Real Madrid iyo Barcelona oo caawa Fooda isdaraya

Waxaa Caawa Dunida oo idil Looga Diyaargaroobayaa Daawashada Mid kamid ah Ciyaaraha Sida aad ah looga Xiiseeyo Dunida. Kooxaha Real… Sii akhri

Posted on April 23, 2017 by Cowke

France: Doorashada Madaxtinimada oo socota

Posted on April 23, 2017April 23, 2017 by Desk

Shacabka dalka Faransiiska ayaa saaka u dareeray codbixinta doorashada Madaxtinimada dalkaas, iyadoo Amaankana si aad ah loo adkeeyey. Ciidamada ad… Sii akhri

Imaaraadka Carabta oo $45 milyan ugu yaboohay shacabka Soomaaliyeed

Posted on April 23, 2017April 23, 2017 by Desk

Safiirka dalka Isutaga Imaaraadka Carabta (UAE) ee Soomaaliya Mudane Mohamed Al-Othman oo booqasho ku yimid xafiiska Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya… Sii akhri

 Madaxweynaha Puntland iyo Wasiirka Arrimaha Debedda Ethiopia oo kulan ku yeeshay Magaalada Bahar Daar

Posted on April 23, 2017April 23, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wasiirka arrimaha dibadda dalka Ethiopia Dr. Workneh Gebeyehu ayaa maanta 23… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo Qarax lagula beegsaday Buuraleyda Galgala

Posted on April 23, 2017April 23, 2017 by Cabdiqani Boos

Galgala-[Puntland Post] Inta la og yahay 5 Askari ayaa ku dhimatay tiro kalena way ku dhawacmeen   Qarax Banbo oo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Magaalada Baydhabo

Posted on April 23, 2017April 23, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa saaka ku wajahan Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.… Sii akhri

Al-Shabaab oo Madaafiic ku garaacay fariisin Mareykanku uu ku leeyahay Soomaaliya

Posted on April 23, 2017April 23, 2017 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeelaha hoose aaa ku waramaya in Al-shabaab Madaafiic ay ku garaceen garoonka melleteriga Balli-doogle oo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Dowlada

Posted on April 23, 2017April 23, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa xalay Xarunta madaxtooyadda Soomaliya kula kulmay Saraakiisha Ciidamada qalabka sida, kulanka ayaa ahaa… Sii akhri

Wariye Qarax gaarigiisa loogu riray Muqdisho

Posted on April 23, 2017April 23, 2017 by Cowke

Wariye Faysal Cumar Xaashi oo ah Sawir qaade katirsan Wakaalada Wararka Reuters ayaa xalay ka bad baaday qarax gaarigiisa loogu… Sii akhri

Iskuul Casri ah oo laga hirgalinayo Garowe

Posted on April 23, 2017April 23, 2017 by Desk

Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Abshir Aw-Yusuf Ciise ayaa maanta duleedka bari ee magaalada Garowe ka dhagax… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close