Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wasiir ka tirsan Somaliand iyo wafdi la socday oo shil gaari galay

Wararka ka imaanaya  Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland ayaa ku waramaya in Wasiirka Hawlaha guud iyo Guryeynta  Somaliland Cali Xasan Maxamed(Cali… Sii akhri

Posted on April 24, 2017April 24, 2017 by Cowke

gudoomiyaha gobolka banaadir oo xilalkii ka qaaday gudoomiye ku xigeenada gobolka banaadir

Posted on April 24, 2017 by Cowke

Waxaa goordhaweyd isbadal lagu sameeyay Gudoomiye ku-xigeenadda iyo Xoghayaha Guud Ee Maamulka Gobolka Banaadir, kadib xil ka qaadistii gudoomiyihii hore… Sii akhri

Dab Ka Kacay Xiro Barakac Muqdisho

Posted on April 24, 2017April 24, 2017 by Cowke

waxaa Goordhow dab uu ka kacay  xerada xaqootiga Badbaado oo ku taalo degmada Wadajir ee gobolka Banaadir . Goob jooge… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo saaka Afar ruux ku Toogatay Baydhabo

Posted on April 24, 2017April 24, 2017 by Cabdiqani Boos

Baydhabo-[Puntland Post] Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowlada Soomaaliya ayaa saaka afar ruux ku toogatay magaalada Baydhabo, kuwaasoo lagu soo… Sii akhri

Labo Musharax oo isugu soo haray Doorashadii Faransiiska

Posted on April 24, 2017 by Desk

Emmanuel Macron oo ka socda xisbiga dhexe iyo haweenayda Marine Le Pe oo ka socota xisbiga midigta fog ayaa isugu… Sii akhri

PUNTLAND oo wado cusub u diyaarisay isu socodka Gadiidka Garowe iyo Gaalkacyo

Posted on April 24, 2017April 24, 2017 by Dhiirane

Gudoomiye kuxigeenka ahna ku simaha Gudoomiyaha Hay,adda Wadooyinka Puntland Siciid Maxamuud Jaamac (Surlac) iyo Injineer Abshir Darwiish ayaa kormeer maalin… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay dhagax dhiga Jaamacad laga Hirgelin doono Magaalada Adwa

Posted on April 24, 2017April 24, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxdii  kale ee ka qayb gashay shirka madaxdda Africa ee Tana… Sii akhri

Shir lagu shaacinayey xilliga lasoo xayaysiinayo wejiga labaad ee shaqaalaha Puntland oo ka dhacay Garoowe

Posted on April 23, 2017April 23, 2017 by dalsan

Shirkii billaha ahaa ee guddiga farsamo ee fulinta Mashruuca tayaynta iyo shaqo qorista ee Bangiga adduunku uu ka caawinayo dawladda… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Posted on April 23, 2017April 24, 2017 by Desk

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada… Sii akhri

 Madaxweynaha Puntland oo Khudbad Muhiima ka Jeediyey Shirka Madaxdda Africa ee Tana High Level Forum

Posted on April 23, 2017April 23, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalintii labaad ka qayb galay shirka Madaxdda Africa ee Tana High… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close