Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xafiisyo iska kaashanaya sidii Musuqmaasuqa looga ciribtiri lahaa Puntland

Shir ay soo qaban qaabisay Hay’adda Astaynta Maamul wanaagga iyo la dagaallanka Musuqmaasuqa dowladda Puntland ayaa maanta ka dhacay xafiiska… Sii akhri

Posted on April 25, 2017April 25, 2017 by Desk

Kulanka Jaamacadaha Dallada Al-Manaar ee Tacliinta sarre

Posted on April 25, 2017 by Dhiirane

Waxaa Kulan uga socday xarunta Jaamacadda Bariga Afrika ee magaalada Garoowe  Jaamacadaha ku midoobay dallada tacliinta sare ee Al-Manaar iyadoo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo  ku Wajahan Dalka turkiga

Posted on April 25, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa manta ku wajahan dalka Turkiga. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa goordhow… Sii akhri

Wada hadaladii Galmudug iyo Ahlusunnah oo ku dhow in ay Fashilmaan

Posted on April 25, 2017April 25, 2017 by Cowke

Waxaa Wali Hakad uu ku jiraa wada hadalo lagu waday in Ay Muqdisho ku yeeshaan Ahlusunno iyo Gal-Mudug. Wada hadalada… Sii akhri

Mareykanka oo sheegay in Dowlada Soomaaliya ay la wareegeyso Amnigeeda

Posted on April 25, 2017April 25, 2017 by Cowke

Mareykanka iyo Midowga Africa ayaa isku waafaqay inuu soo dhawaaday waqtigii Soomaaliya ay la wareegi laheyd mas,uuliyaddeeda dhinaca amaanka. Taliyaha… Sii akhri

“Buurtinle waxay tartan kula jirtaa Caasimada Puntland”Gudoomiye Buurdibi

Posted on April 24, 2017April 24, 2017 by Dhiirane

Tafatiraha PUNTLAND POST Abshir Dhiirane oo socdaal ku gaarey Magaalada Buurtinle ee Gobolka Nugaal ayaa halkaas kula kulmay Gudoomiyaha Degmada… Sii akhri

Gothenburg:-Masuuliyiinta Amtel oo dadwaynaha usoo bandhigey saamiyo

Posted on April 24, 2017April 24, 2017 by Dhiirane

Masuuliyiin ka socda shirkada Taleefoonada ee Amtel oo qeyb ka ah shirkadda Amal ayaa kulan ballaran ku qabtay caasumadda  labaad… Sii akhri

Ciidamada PSF Puntland oo u gurmaday xaafado ku yaala Garowe

Posted on April 24, 2017April 24, 2017 by Dhiirane

Ciidamada PSF ee Puntland ayaa gurmad biyo dhaan u sameeyay qoysas ku nool qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Garowe… Sii akhri

Puntland oo bilowday tiro koobka shaqaalaha rayidka ah ee dawladda

Posted on April 24, 2017April 24, 2017 by dalsan

Kulan si rasmi ah loogu daah furayey tiro koobka shaqaalaha rasmiga ah ee dawladda Puntland ayaa maanta ka furmay Xarunta… Sii akhri

Wasiir ka tirsan Somaliand iyo wafdi la socday oo shil gaari galay

Posted on April 24, 2017April 24, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya  Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland ayaa ku waramaya in Wasiirka Hawlaha guud iyo Guryeynta  Somaliland Cali Xasan Maxamed(Cali… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close