Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in ay xiriirka u jareen dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya.
Warsaxaafadeed ka soo baxay Hirshabelle ayaa lagu sheegay in dowlada Soomaaliya ay caqabad ku tahay Maamulka Hirshabelle islamarkaasina ay xiriirka u jareen .
Hoos ka Aqriso Warqada ka soo baxday Hirshabelle.

Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho