Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wasaradda Caafimaadka Puntland Oo Boosaso ku Xustay Maalinta Dumada

Boosaso[Puntland Post]Sanad kasta Maanta oo kale Waxa Caalamka laga Xusaa Maalinta Dumada [MalariA] Waana maalin lagu iftiiminyo Khatarta Baahsan Ee… Sii akhri

Posted on April 26, 2017April 26, 2017 by Cabdiqani Boos

Madaxweyne Farmaajo oo Xilkii ka qaaday Maareeyaha Hay’ada Saadaasha Hawada mid Cusubna Magacaabay

Posted on April 26, 2017April 26, 2017 by Cowke

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu magaacabay Maareeyaha Guud ee Hey’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada… Sii akhri

is-rasaasayn Dad ay ku dhinteen oo ka dhacday Muqdisho

Posted on April 26, 2017April 26, 2017 by Cowke

Inta la xaqiijiyay 5-ruux oo shacab ahaa ayaa ku dhimatay israsaaseyn Ciidamo kuwada Tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaliya ku dhex… Sii akhri

Puntland oo 12 gaarsiisay gadiidka gurmadka biyo dhaanka.

Posted on April 26, 2017 by Dhiirane

Puntland ayaa gaarsiisay gadiidka Dowlada ee loogu tala-galay samafalka gurmadka biyo dhaanka abaarta, Waxaana kusoo biirey 6 gaari oo horey… Sii akhri

Puntland oo Bosaso ku soo bandhigtay Qaraxyo iyo Ragii Watay

Posted on April 26, 2017April 26, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Taliska Qeybta Booliska ee gobolka Bari ayaa Saldhiga Bartamaha ee magaaladda Boosaaso ku soo bandhigay 5 nin oo… Sii akhri

Qorshaha Amniga Qaranka Soomaaliya oo faahfaahin laga bixiyey

Posted on April 26, 2017April 26, 2017 by Desk

La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xuseen Macalin Maxamud Sh. Cali ayaa faahfaahin ka bixiyey Qorshaha Amniga… Sii akhri

Ciidamada Difaaca Puntland Oo fashiliyey Qaraxyo loo Qorshaynayey Bosaso

Posted on April 26, 2017April 26, 2017 by Cabdiqani Boos

Ciidamada Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen Magaalada Boosaaso kusoo qabtay qaraxyo laga geysan rabay Boosaaso iyo raggii waday oo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kulan layeeshay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Arrimaha Debeda Ethiopia.

Posted on April 26, 2017April 26, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelin kii danbe kulan kulayeeshay maagalada Addis Ababa Wasiiru Dawlaha… Sii akhri

Al-saadicuun oo isku difaacay shir GAROOWE lagu-la yeeshay

Posted on April 25, 2017April 26, 2017 by Dhiirane

Rag ka tirsan Urur diimeedka Al-saadicuun oo dhawaan looga dhawaaqay dalka Masar waxa maanta kula shirey magaalada Garowe Gudoomiyaha Gobolka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo u duulay Turkiga

Posted on April 25, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u duulay Waddanka Turkiga. Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close