Wasiirkii hore ee duulista Hawada iyo garoomada Puntland oo xilkii wareejiyay
Munaasabad uu xilka ku wareejinayay wasiirkii hore ee duulista hawada iyo garoomada Puntland, Xasan Xaaji Siciid, ayaa lagu qabtay gudaha… Sii akhri
Munaasabad uu xilka ku wareejinayay wasiirkii hore ee duulista hawada iyo garoomada Puntland, Xasan Xaaji Siciid, ayaa lagu qabtay gudaha… Sii akhri
Bandhig dhaqameed uu soo qabanqabiyay Ururuka HEEGAN DEVELOPMENT ORGANIZATION ayaa shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Dhahar. Badhigan oo ka koobnaa… Sii akhri
Al- Shabaab ayaa xalay weerar waxa ay ku qaadeen degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose. Weerarkan ayaa waxa uu ku biloowday… Sii akhri
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in deg deg ku saaridda ciidanka dalkiisa ee ku sugan Afghanistan ay fursad siineyso… Sii akhri
Maxkamadda ugu saraysa dalka Hindiya ayaa la filayaa inay go’aan ka gaarto furitaanka deg deg ah ee saddexda dalqadood mar… Sii akhri
Cadaado (PP) ─ Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle [Xaaf], ayaa ku dhawaaqay golihiisa wasiirrada, waxaana xubnahan ka dhexmuuqda wasiirro horay… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalinkii labaad booqasho ku jooga dalka Masar ayaa maanta tagay Xarunta Al-Azhar… Sii akhri
Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa fadhigii maanta ee Aqalka Sare ay Muqdisho… Sii akhri
Nairobi (PP) ─ Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay Duqeymo ka bilaabeyso dhulka kaynta badan ee Boni ee ka tirsan… Sii akhri
Muqdisho-[Puntland Post] Golaha aqalka sare ee Soomaaliya ayaa meel mariyay xeerka Isgaarsiinta dalka oo dhawaan ay soo meel mariyeen Xildhibaanada… Sii akhri