Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Waare:-“Deg-deg ayaa loo furi doonaa Wadada Isku xirta Muqdisho iyo Beledweyne”

Madaxweynaha  Maamul Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare   oo gaaray Degmada Jalalaqsi ee Gobolka hiiraan ayaa sheegay  in maamulkiisa uu ka… Sii akhri

Posted on September 25, 2017September 25, 2017 by Cowke

Weerar lagu qaaday Kaniisad ku taalla Dalka Maraykanka

Posted on September 24, 2017September 25, 2017 by News Office

Mas’uuliyiinta gobolka Tennessee ee Dalka Maraykanka ayaa sheegay in 8 ruux ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday Kaniisad ku taalla degaanka… Sii akhri

Diyaarad iyadoo afduuban la keenay Somalia 40-sano ka hor oo lagu celiyay Jarmalka

Posted on September 24, 2017September 24, 2017 by PP-Muqdisho

Berlin (PP) ─ Diyaarad ay leedahay Shirkadda Diyaarada Lufthansa ee dalka Jarmalka oo Somalia iyadoo afduub ahaan laga soo dajiyay… Sii akhri

Madaxweyne Xaaf “Dowlada Soomaaliya ayaa muddo igu xanibtay Garoonka Hargeysa”

Posted on September 24, 2017September 24, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo galinkii hore ee saakay ka dagay garoonka Hargeysa ayaa sheegay in dowlada… Sii akhri

Yuusuf Garaad “Dowlad goboleedyadu awood uma lahan heshiis inay la galaan Dowlado kale”

Posted on September 24, 2017September 24, 2017 by Cowke

Wasiirka Arrimaha Dibada Xukuumadda Federaalka Soomaliya Yuusuf Garaad Cumar oo ka qeyb galayay kulan Jaaliyadda Soomaliyeed  ee dalka mareykanka ay… Sii akhri

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyey Bosaso

Posted on September 24, 2017September 24, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Mid kamid ah Beelaha daga Puntland ayaa maanta magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari munasabad qado sharaf ah… Sii akhri

Garowe:-kulan looga hadlayo Arrimaha Federalka oo labo sano soconaya

Posted on September 24, 2017September 24, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federalka Dowlada Puntland ayaa maanta ku qabatay magaalada Garowe kulan hawleed taxane ah oo socon doona… Sii akhri

Saldhigyo Al-shabaab ku lahaayeen SH/Hoose oo la burburiyey.

Posted on September 24, 2017 by News Office

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa burburiyey saldhigyo Al-shabaab ku lahaayeen degaanno hoosyimaada degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha hoose,sida ay ku… Sii akhri

Diyaarinta Mooshin ka dhan ah Masuuliyiinta Maamul-goboleedyada oo ka socda Muqdisho

Posted on September 24, 2017September 24, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaannada ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ku hawlan diyaarinta mooshin ka dhan ah madaxda maamul-goboleedyada ka jira… Sii akhri

Wasiirada Galmudug oo ka hadlay muranka ka dhashay Khilaafka ka taagan Khaliijka

Posted on September 24, 2017September 24, 2017 by PP-Muqdisho

Cadaado (PP) ─ Golaha Wasiirrada Maamul-goboleedka Galmudug, ayaa kulan deg-deg ah oo ay maanta ku yeesheen Cadaado kaga hadlay khilaafka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close