Faarax Macalin:-“Maamul Goboleedyadu Waa Dambiilayaal”
Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Baarlamaanka dalka Kenya Faarax Macalin oo warbaahinta la hadlay ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay shir ay iskugu…
Open this website in Safari first.
Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Baarlamaanka dalka Kenya Faarax Macalin oo warbaahinta la hadlay ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay shir ay iskugu…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Geele Ducaale Xaaf iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay goordhow Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose.…
Wararka ka imaanaya Magaaladda Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubba-land ayaa ku waramaya in Ciidamada Kenya ee qeybta ka ah…
Madaxweynaha Iran Hassan Rouhani ayaa sabtidi maanta difaacay heshiiska dalkiisu la galay quwadaha waaweyn ee ku saabsan hubka Nuclear-ka,kaasoo dhigayey in Iran…
Waxaa goordhow oo Caawa ah la shaaciyay in dib loo dhigay Shirkii dib u eegista Dastuurka dalka oo lagu waday in bari…
Muqdisho (PP) ─ War-murtiyeed ay si Wadajir ah u soo saareen guddiyada kala ah; Guddiga Madaxa-banaan ee dib-u-eegista Dastuurka iyo Guddiga dib-u-eegista…
Muqdisho (PP) ─ Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dhawaan hakisay lacagihii ay bil walba siin jirtay Maamul-goboleedyada ka jira dalka. Qoondada…
Madxaweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ayaa sabtida maanta ah sheegay in ciidanka mucaaradka Suuriya ee Free Syrian Army oo taageero ka helaya…
Muqdisho (PP) ─ Maamul-goboleedyada dalka ka jira ayaa diiday ka qayb-galka Shirka Qaran ee dib u eegista Dastuurka dalka, kaasoo lagu wado…
Magaaladda Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubba-land waxaa Maalinta bari ah ka furmaya Shirka u dhaxeeya Madaxda maamul Goboleedyadda iyo…