Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Soomaaliya oo 34 sano kadib soo ceshatay xuquuqda codeynta ee urur caalami ah

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknooloojiyada ayaa ka qeybgalaya shir-weynaha Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) oo 9-kii Sebteembar ka furmay caasimadda… Sii akhri

Posted on October 12, 2017 by Liban Yusuf

Munasabad lagu wareejinayo Dekada Bosaso oo hada ka socota gudaha Dekada

Posted on October 12, 2017October 12, 2017 by Cabdiqani Boos

-Bosaso[Puntland Post] Munasabad lagu wareejinayo Dekadda Boosaaso ayaa hada ka socota gudaha Dekadda magaalada Boosaso ee xarunta Gobalka Bari. Masuuliyiin… Sii akhri

Dagaal u dhaxeeyay Muqtaar Rooboow iyo Al-Shabaab oo ka dhacay Bakaool

Posted on October 12, 2017October 12, 2017 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Bakool gaar ahaan deegaano dhaca Duleedka magaalada Xudur ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal culus… Sii akhri

Muxuu ahaa ujeedka laga lahaa shirka Kismaayo?

Posted on October 11, 2017October 12, 2017 by News Office

Madaxda 5 maamul goboleed ee Soomaaliya oo 8 bishaan October shir uga furmay magaalada Kismaayo,ayaa maanta soo gebo-gabeeyay shirkoodii,waxayna ka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay midnimo iyo wada-shaqeyn

Posted on October 11, 2017October 11, 2017 by Liban Yusuf

War qoraala oo ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa lagu sheegay in Madaxweynuhu… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo ka hadlay Go’aannadii laga soo Saaray Shirkii Kismaayo

Posted on October 11, 2017October 11, 2017 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay arrimo ku saabsan shirkii Kismaayo kusoo dhamaaday iyo… Sii akhri

Wariyeyaasha Koonfurta iyo Waqooyiga Gaalkacyo oo tababar usoo xirmay

Posted on October 11, 2017 by Dhiirane

Waxaa lasoo gabagabeeyey tababar labadii beri ee lasoo dhaafay u soconayey wariyeyaasha Koonfurta iyo Waqooyiga Gaalkacyo, tababarkaan ayaa lagu baranayey… Sii akhri

Bosaso oo lagu qabtey dood cilmiyeed ku saabsan kaalinta dhalinyarada ee hoggaanka Siyaasada.

Posted on October 11, 2017October 11, 2017 by Dhiirane

Dood cilmiyeed ay soo qabanqaabisay xarunta Cilmi baarista iyo horumarinta geeska Africa ayaa maanta lagu qabtey magaalada Bosaso, waxaana kasoo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga Dawladdaha Xubnaha ka ah DFS  

Posted on October 11, 2017October 11, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynayaasha shirka Kismaayo kuwehelinaayey ayaa maanta 11 October 2017 kasoo saaray… Sii akhri

WASIIR JUXA: Dalkaan waa lawada leeyahay Ciddii Tabasho Qabtana waa lala Hadlayaa

Posted on October 11, 2017October 11, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Cabdi Faarax Juxa ayaa sheegay inay Xukuumaddu mudnaanta koowaad siineyso arrimaha dib-u-heshiisiinta iyo Amniga,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close