Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Gudoomiyaha cusub hay’adda wadooyinka Puntland oo xilka la wareegay.

Guddoomiyaha Cusub ee Hay’adda Waddooyinka Puntland (PHA) Eng.Cabdirisaaq Yusuuf Cilmi oo 7-dii bishaan October 2017 Madaxweyne Cabdiweli Gaas soo magacaabay… Sii akhri

Posted on October 12, 2017October 12, 2017 by News Office

Madaxweynaha Puntland oo u hambalyeeyey xuska maalinta calanka Somalia.

Posted on October 12, 2017October 12, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu hambalyeeyey ummadda Soomaaliyeed meelkastay joogaanba sanad guurada kasoo wareegatey xiligii… Sii akhri

AKHRISO: Taariikh-nololeedka Taliyaha Cusub ee Ciidamada Xoogga dalka Jen. Gorod

Posted on October 12, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliyaha cusub ee loo magacaabay Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya, Jen. C/weli Jaamac Xuseen [Gorod] wuxuu ku dhashay… Sii akhri

Wasiirkii Gaashaandhiga Somalia iyo Taliyihii Ciidanka Xoogga oo Goor-dhaw Is-casilay

Posted on October 12, 2017October 12, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Waxaa goor-dhow is-casilay Wasiirka Gaashaandhigga DF C/rashiid C/llaahi Maxamed iyo Taliyihii Millateriga Somalia, Jen. Maxamed Axmed Jimcaale… Sii akhri

Mareykanka oo sheegay inay dileen Haweeney Caddaan ah oo ka tirsanayd Ururka Daacish

Posted on October 12, 2017October 12, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wargeyska The Sun ee kasoo baxa Magaalada London ee xarunta Britain ayaa maanta qoray in haweeney lagu… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Dib ugu soo laabtay Magaalada Bosaso

Posted on October 12, 2017October 12, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ee ku sugnaa maalmihii lasoo dhaafay  magaalada Kismaayo… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo ka hadlay Wareejinta Dekada Bosaso

Posted on October 12, 2017October 12, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas  ayaa soo gaaray Magaalada Boosaso ee xarunta gobalka Bari ka dib… Sii akhri

Puntland oo maanta gubtay 600 Malyan oo shilin Soomali ah

Posted on October 12, 2017October 12, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post]-Wasarada Maaliyada Puntland ayaa maanta wax ay magaalada Boosaso ee xarunta gobalka Bari,ku gubtay lacag shilin soomali ah oo… Sii akhri

Madaxweynaha Somalia oo u yeeray Madaxda Maamul Gobaleedyada ee ku Shiray Kismaayo

Posted on October 12, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa u yeeray dhammaan Madaxda Maamul-gobaleedyada Dalka, kaddib markii shalay uu soo… Sii akhri

RW KHEYRE “Qofna lagama ogolaanayo dhaliil dalka lagu duminayo “

Posted on October 12, 2017October 12, 2017 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xalay qudbad u muuqatay in uu ku weerarayo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close