Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta cod u qaadaya heshiisyo ay gashay Xukuumada

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha shacabka ee magaaladda Muqdisho.… Sii akhri

Posted on October 14, 2017October 14, 2017 by Cowke

Al-Shabaab oo la wareegay Deegaanka Bariire

Posted on October 14, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in dagaalyahanada Xarakada Al-shabaab oo wata gadiidka dagaalka noocyadiisa kala duwan… Sii akhri

Faahfaahin ku saabsan afar qof oo lagu xirey Garowe

Posted on October 14, 2017 by Dhiirane

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar Cabdullahi Fara-weyne ayaa sheegay in ragga lagu xir-xiray shalay galab magaalada Garowe ay kaga dhawaaqeen Puntland… Sii akhri

Soomaalida qurbaha iyo ka qayb-galkooda siyaasadda.

Posted on October 14, 2017October 14, 2017 by Dhiirane

Wixii ka dambeeyey bur-burkii dawladii dhexe 1991, Soomaali badan ayaa ku barakacay dalka gudihiisa iyo banaankiisa. Marka laga soo tago,… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kormeeray xarunta Maandeeq ee Bosaso

Posted on October 13, 2017October 14, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo jimce ah gelinkeedii danbe  13 October 2017 kormeer ku… Sii akhri

ODINGA: Dalka Kenya ka dhici mayso Nabad illaa inta Doorashooyinka lagu Shubanayo

Posted on October 13, 2017October 13, 2017 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Hoggaamiyaha Mucaaradka dalka Kenya, Raila Odinga ayaa difaacay go’aankii uu uga baxay tartanka doorashada madaxtinimada. Raila oo… Sii akhri

Muhaajiriin fara badan oo laga badbaadiyay Badda Mediterranean iyagoo ku Socda Yurub

Posted on October 13, 2017October 13, 2017 by PP-Muqdisho

Sicily (PP) ─ Markab samata-bixin ah ayaa ku soo xirtay dekedda Sicily, isagoo sida 606 tahriibe oo in ka yar… Sii akhri

Booliiska Kenya oo Toogasho ku Dilay Laba ka mid ah Taageerayaasha Mucaaradka NASA

Posted on October 13, 2017October 13, 2017 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Booliiska Kenya ayaa sheegay in maanta oo Jimco ah ay ku dileen toogasho laba ruux oo ka… Sii akhri

Wadahadalo Cadaado uga furmay Madaxda Galmudug ee Khilaafku u dhexeeyay

Posted on October 13, 2017October 13, 2017 by PP-Muqdisho

Cadaado (PP) ─ Waxaa degmada Cadaado ee Xarunta Galmudug ka socda Wada-hadallo u dhexeeya Hogaamiyaha Maamulka, Ku-xigeenkiisa, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo… Sii akhri

SHARIIF XASAN: Waxaa jira dad raba in dhimbil dab ah ay ku ciyaaraan, Laakiin iyagaa dhigi..

Posted on October 13, 2017October 13, 2017 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Madaxweynaha Maamulka Koofur-galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in dhibaatada dalka ka jirta looga bixi karo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close