Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Gaalkacyo oo ay ka socdaan dadaalo xal loogu raadinayo Nabadda

Agaasimeyaasha Idaacadaha magaalada Gaalkacyo ee waqooyiga iyo koonfurta magaalada ka shaqeeya ayaa maanta qalinka ku duugay heshiis wada shaqayneed oo… Sii akhri

Posted on October 14, 2017October 14, 2017 by Dhiirane

Taabid:-“Qaraxii Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho Wuxuu aaha Masiibo”,!!

Posted on October 14, 2017 by Cowke

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaaladda Muqdisho mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa tagay goobta qaraxa uu ka dhacay waxaana uu… Sii akhri

Isbitaalada Muqdisho oo Caawa la Ciir Ciiraya Dhaawacyada iyo Dhimashadii oo sii siyaaday

Posted on October 14, 2017 by Cowke

Faah Faahino Dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Qaraxa ayaa waxaa… Sii akhri

RW DF oo magacaabay gudiga dib-u-habeynta agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha

Posted on October 14, 2017October 14, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa maanta magacaabay guddiga dib-u-habeynta Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha Xukuumadda Federaalka… Sii akhri

FAAHFAAHIN khasaaraha Qarax-weyn oo maanta ruxay Muqdisho

Posted on October 14, 2017October 14, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan 30-qof ayaa dhintay in ka badan 70-ruux oo kale dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray,… Sii akhri

Xarunta Cilmi-Baarista G. Africa oo shaado sharaf siisay dhalinyarada”Horumarku Waa Annaga”.

Posted on October 14, 2017October 14, 2017 by Dhiirane

Xarunta Cilmi-Baarista ee Geeska Africa ayaa maanta shahaado sharaf  Bosaso ku guddoonsiisay dhalinyaro la magac baxay “Horumarku Waa Annaga” oo… Sii akhri

30 Ruux oo ku Dhimatay Qarixii Ka dhacay Muqdisho

Posted on October 14, 2017 by Cowke

Faah Faahino Dheeraad ah ayaa ka soo baxeeyso Qarax Qasaare Geeystay oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.… Sii akhri

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay inta u dhexeysa Isgoysyada Zoobe iyo Banaadir ee Muqdisho

Posted on October 14, 2017October 14, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Qarax noociisa aan dhawaanahan la maqal ayaa goor-dhaw ka dhacay inta u dhexeysa isgoysyada Banaadir yo Zoboe… Sii akhri

Soomaaliya oo heshiis la saxiixatay Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah ee ITU

Posted on October 14, 2017October 14, 2017 by Liban Yusuf

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa heshiis iskaashi kula saxiixatay Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) caasimadda dalka Arjatiin oo uu… Sii akhri

Shimbir halis ah oo khalkhal gelisay mid ka mid ah Diyaaradaha Turkish Airlines

Posted on October 14, 2017October 14, 2017 by PP-Muqdisho

Mombasa (PP) ─ Warbaahinta Kenya ayaa shaaciayay in si degdeg ah ay u cago-dhigatay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Mombasa mid… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close