Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo ka baaqday safar uu ku tagi lahaa dalka Turkiga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka baaqday safar rasmi ah oo uu ugu… Sii akhri

Posted on October 15, 2017October 15, 2017 by Cowke

Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo Qarixii zoobe oo ka dhacay Muqdisho

Posted on October 15, 2017October 15, 2017 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa maanta waxaa ka dhacay dibad bax balaaran oo loogu soo horjeedo qarixii qasaaraha badan… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo ”waa in aan dareensiinaa in ay leeyihiin dad iyo dal jecel oo dhibaatada la qaybsanaaya”

Posted on October 15, 2017October 15, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku booqday cisbataalka Ordogaan dadkii rayidka ahaa ee ku dhawaacmay qaraxii… Sii akhri

Meydad hor leh oo saaka laga soo saaray Goobtii shalay qaraxa uu ka dhacay ee Muqdisho

Posted on October 15, 2017October 15, 2017 by Cowke

Xalay ilaa iyo saaka waxaa ka socdo halkii qaraxa uu ka dhacay iyo goobaha ka ag dhow gurmadyo loo sameeynayo… Sii akhri

Micheal Keating:-“Al-Shabaab fal xun ayay u geysteen Shacabka Soomaliyeed”

Posted on October 15, 2017October 15, 2017 by Cowke

Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa iyo caalamka ayaa si kulul u cambaareyey qarixii bahalnimada ahaa ee shalay ka dhacay isgoyska Soobe… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo oo si kulul uga hadlay qarixii ka dhacay Muqdisho

Posted on October 15, 2017October 15, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dadkii ku dhintay qaraxii qasaaraha badan… Sii akhri

Kheyre:-“Qaraxii dhacay waxa uu ahaa fariintii ugu dambeysay ee Al-Shabaab”!!

Posted on October 15, 2017October 15, 2017 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dadkii ku waxyeeloobay… Sii akhri

Daacish oo looga adkaaaday dagaalka magaalada Raqqa ee Dalka Syria.

Posted on October 14, 2017October 14, 2017 by News Office

Is-bahaysiga Caalamiga ah ee uu hoggaamiyo maraykanka ee la dagaallamaya ISIS ayaa shaaciyey in ku dhowaad 100 xubnood oo ka… Sii akhri

Puntland oo Dekadda Bosaso ku soo bandhigatay Raashin dhacay

Posted on October 14, 2017October 14, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Xafiiska Tayo Dhowrka ee Baarista Badecadaha soo gala Deegaanada Puntland ee Dekada Magaalada Boosaaso ayaa soo bandhigatay Raashin… Sii akhri

Madaxweyanaha Puntland oo tacsi u direy ehelada dadkii ku dhintay Qaraxii Muqdisho

Posted on October 14, 2017October 14, 2017 by dalsan

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close