Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Gudoomiye Jawaari oo si kulul uga hadlay qarixii Muqdisho, baaqna u diray Dowlada iyo Shacabka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa ka hadlay qaraxii  ka dhacay magaalada Muqdisho waxaana… Sii akhri

Posted on October 16, 2017October 16, 2017 by Cowke

Xaaf:-“Aan Iska Eegno Cadowgeena Al-shabaab, oo Siyaasad aan Isku Riix-riixin”,

Posted on October 16, 2017October 16, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) ayaa ka hadlay qaraxii  khasaaraha badan dhaliyay ee todobaadkaan gudihiisa ka dhacay Isgoyska Zoobe… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha oo Xalay kormeer ku tagey goobtii uu Qaraxu ka dhacay

Posted on October 16, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay kormeer ku tagey goobihii ay ka dhaceen qaraxii qasaaraha… Sii akhri

Wasaarada Cadaalada Puntland oo Qardho ku qabatay kulan ku saabsan xeerka Ciqaabta Kufsiga

Posted on October 16, 2017October 16, 2017 by Cabdiqani Boos

Qardho-[Puntland Post] Wasaarada caadaala dawlada Puntland ayaa degmada Qardho ee xarunta gobolka Kar-kaar ku qabtay tababar ku saabsan ku dhaqanka… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqaysa duullaankii ugu ballaarnaa oo lagu qaadayo Al-shabaab(Xog)

Posted on October 15, 2017October 15, 2017 by News Office

Qarax weyn oo ismiidaamin ah ayaa shalay ruxay Caasimadda Soomaaliya ee Mogadishu,waxaana ka dhashay khasaare xooggan oo dhimasho iyo dhaawac… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha.

Posted on October 15, 2017October 15, 2017 by dalsan

Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu magcaabay Xeer Madaxweyne Lr-121 October, 15,… Sii akhri

Hay,addaha Amniga Puntland oo daba-gal ku haya shaqsiyaad jira Muqdisho.

Posted on October 15, 2017October 15, 2017 by Dhiirane

Hay,addaha Amniga Dowlada Puntland ayaa wada qorshe maxkamadda looga codsanayo in baaritaan lagu sameyn karo akoonada bangiyadda ay ku leeyihiin… Sii akhri

Khasaarihii dhimasho ee ka dhalatay Qaraxii Muqdisho oo aad u korortay

Posted on October 15, 2017October 15, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in geerida dadkii ku dhintay Qaraxyadii shalay ka dhacay Muqdisho ay marayaan… Sii akhri

Xukuumadda Turkiga oo Soomaaliya u soo diraysa Gargaar Caafimaad iyo Dhakhaatiir

Posted on October 15, 2017October 15, 2017 by PP-Muqdisho

Ankara (PP) ─ Xukuumadda Turkiga ayaa gargaar caafimaad oo deg-deg ah u soo diray dadkii ay waxyeelladu kasoo gaartay musiibada… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo guddi u saaray Qaraxii Isgoyska Zoobe

Posted on October 15, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi isagu jira Wasiiro , Maamulka Gobolka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close