Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Puntland oo kormeeray Xaaladda Amniga Magaalada Bosaso

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 16 October 2017 gelinkii danbe  kormeeray… Sii akhri

Posted on October 16, 2017October 16, 2017 by dalsan

Garowe:-Shirka wadatashiga maareynta dhulka magaalooyinka Puntland

Posted on October 16, 2017October 16, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta lagu qabtey magaalada Garowe shir ku saabsan habka maareynta dhulka magaalooyinka Puntland, waxaana ka qeybgalay Madaxda Wasaarada Hawlaha… Sii akhri

ABU-MANSUUR: Falkii Muqdisho ka dhacay ma aha Mid ka Turjumaya Diinta Islaamka

Posted on October 16, 2017October 16, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Sheekh Mukhtaar Roobow Cali [Abuu-Mansuur] oo ka mid ahaa asaasayaashii kooxd Al-shabaab, balse dhawaan kasoo goosta ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo “waxa aad noqoteen dalkii ugu horreeyey ee si dhaw noola qaybsada musiibada dhacday”

Posted on October 16, 2017October 16, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqday Xarunta Gurmad Qaran oo ay ka socdaan hawlaha gurmadka iyo… Sii akhri

Abuu Mansuur oo Dhiig u shubay Dadka ku dhaawacmay qarixii Muqdisho

Posted on October 16, 2017 by Cowke

Sheekh Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur oo kamid ahaa hogaamiyaasha Al-Shabaab dhowaana ka soo gooystay Al-shabaab ayaa maanta dhiigiisa u… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliye Xigeenka Ciidanka Madaxtooyada

Posted on October 16, 2017October 16, 2017 by dalsan

Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu magacaabay Xeer Madaxweyne Lr-119 October, 15,… Sii akhri

Dhaawacyadii halista ahaa ee qarixii Muqdisho oo loo qaaday Turkiga

Posted on October 16, 2017October 16, 2017 by Cowke

iyada oo maanta magaalada Muqdisho uu soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Wasirka Caafimaadka Dalka Turkiga ayaa waxaa dalkaasi Turkiga loo… Sii akhri

Hay,adda AIDS-ka Puntland oo kulamo ka qabatey Gaalkacyo

Posted on October 16, 2017 by Dhiirane

Hay’ada la dagaalanka AIDSka Puntland (PAC) ayaa kulan ugu qabatay magaalada Gaalkacyo ku hawlanayaasha dardargalinaya hawla shaqo ee loo igmaday… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo booqday goobaha Waxbarashada Kismaayo

Posted on October 16, 2017October 16, 2017 by Cowke

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo booqday goobaha Waxbarashada Kismaayo kuna baaqay isbadal lagu sameeyo manhajka waxbarashada Dalka. Kismaayo, Oct, 16,… Sii akhri

Wasiirka Caafimaadka Turkiga oo soo gaaray Muqdisho

Posted on October 16, 2017October 16, 2017 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxaa goordhow soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Caafimaadka dalka Turkiga Ahmet Demircan. Wafdiga Wasiirka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close