Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Imisa shaqaale ah ayaa uga geeriyooday Dowlada Soomaaliya Qaraxii Zope?

Muqdisho (PP) ─ Kulan ay yeesheen Xiriirka Shaqaalaha Dowladda Somalia ayaa lagu soo bandhigay tirada shaqaalaha Dowladda ee ku geeriyooday… Sii akhri

Posted on October 17, 2017October 17, 2017 by PP-Muqdisho

MAREYKANKA: Waxaan kordhinaynaa kaalinta joogitaankeenna Soomaaliya

Posted on October 17, 2017October 17, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wargeyska The Guardian ee ka soo baxa London ayaa qoray Maqaal uu  hal-ku-dheg uga dhigay: Qaraxii Muqdisho… Sii akhri

Yaa ka dambeeyay Qarixii Khasaaraha badan geystay ee Maalmo ka hor ka dhacay Xamar?

Posted on October 17, 2017October 17, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wali waxaa socda hawlaha gurmadka ee lagu samato bixinayo dadkii tirada badnaa ee ku waxyeeloobay qarixii 14-kii… Sii akhri

Diyaarad Sida Gargaar Caafimaad oo ka yimid Qatar oo soo Caga-dhigatay Muqdisho

Posted on October 17, 2017October 17, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Diyaaraddii dowladda Qatar soo dirtay ee siday gurmadka caafimaad ayaa ka soo degtay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho,… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Kulan Aan Cadi ahayn laqaatay Golaha Wasiirada Puntland

Posted on October 17, 2017October 17, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 October 2017 kulan aan caadi ahayn la qaatay golaha… Sii akhri

Dowlada oo hakisay ilaa Amar dambe gaadiidka Xamuulka ee Dekedda ka shaqeeya

Posted on October 17, 2017October 17, 2017 by Cowke

Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa hakisay ilaa amar dambe inay dibadda usoo baxaan gaadiidka xamuulka ee ka shaqeeya Dekadda Magaaladda Muqdisho.… Sii akhri

Dowladda Qatar oo sheegtay in Soomaaliya laga Aargoosanayo!!

Posted on October 17, 2017October 17, 2017 by Cowke

Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Sheekh Mohammed bin Abdulrahman Al-Thani ayaa si cad u sheegay in dowladihii xiriirka u jaray Dowladda… Sii akhri

Madaxweyne Jahmhuuriyadda oo dhambaallo tacsi ah ka helay qaar ka mid ah dalalka Caalamka

Posted on October 17, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaallo tacsi ah waxaa soo gaarsiiyey hoggaamiyaasha qaar ka mid ah… Sii akhri

Duqeyn lala beegsaday Gaari ay la socdeen xubno ka tirsan Al-Shabaab

Posted on October 17, 2017October 17, 2017 by Cowke

Xalay saqdii dhexe diyaaraddo dagaal ayaa duqeyn ka geystay deegaanka Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha hoose ee Koonfurta dalka Soomaliya. Sida… Sii akhri

Kulan lagu taageerayo Shirkii Kismaayo oo lagu qabtey Garowe.

Posted on October 16, 2017October 16, 2017 by Dhiirane

Waxaa magaalada Garowe lagu qabtey kulan lagu taageerayo Go,aamadii kasoo baxay Shirkii Kismaayo ay ku yeesheen madaxda Dowlad Goboleedyadda Soomaaliya,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close