Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Shacabka Dongoroyo oo ka banaanbaxay musiibaddii ka dhacdey Muqdisho

Maanta waxaa ka dhacay degmada Dongoroyo ee Gobolka Nugaal banaanbax shacabka iyo maamulku ku cambeereeyeen dhacdadii 14 October 2017 ka… Sii akhri

Posted on October 18, 2017 by Dhiirane

Gurmadka Dowlada Puntland dirtey oo gaarey magaalada Muqdisho

Posted on October 18, 2017October 18, 2017 by Dhiirane

Dowladda Puntland ayaa maanta gaarsiisay magaalada Muqdisho diyaarad sida gurmad daawo iyo dhakhaatiir saaka looga direy magaalada Garowe, waxaana kusoo… Sii akhri

Banaan-bax looga soo horjeedo qaraxii Soobe iyo Al-shabaab oo ka dhacay Muqdisho

Posted on October 18, 2017October 18, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Bannaanbaxyo looga soo horjeedo Qaraxii dhawaan ka dhacay isgoyska Zope ee Muqdisho ayaa maanta ka socda Muqdisho… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Dibu-dhiska iyo Horumarinta

Posted on October 18, 2017October 18, 2017 by dalsan

Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu magacaabay Xeer Madaxweyne Lr-122 October, 18,… Sii akhri

Dowladda Ethiopia oo khilaaf cusub horseedday

Posted on October 18, 2017October 18, 2017 by News Office

Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in ay koronto ka dhalinayso biyo-xireenka ugu weyn qaaradda Afrika eeThe grand dam ,kaasoo dhismihiisa uu… Sii akhri

Maqaal:- Xasuuqii Zoope Su’aashii Gurmadka ka dib nooga dhig!!

Posted on October 18, 2017October 18, 2017 by Liban Yusuf

Waxan jeclaystay inaan qodob-qodob u dul istaago dhaliisha Xil. Mahad Salaad ee aan waqtigeeda la joogin qaarkeedna aan ka turjumaynin xaqiiqda… Sii akhri

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo geeriyooday

Posted on October 18, 2017October 18, 2017 by Cowke

Waxaa goordhaweyd geeriyooday Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo ka tirsanaa mudanayaasha Baarlamaanka  Federaalka Soomaaliya. Xildhibaankan ayaa ku geeriyooday Isbitaal ku… Sii akhri

Dib u dhac ku yimid kulankii ay Xildhibaanada Golaha Shacabku yeelan lahaayeen

Posted on October 18, 2017October 18, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Prof. Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in maanta uu baaqday kulan ay ku… Sii akhri

Askari ka tirsanaa Dowladda Soomaliya oo lagu Eedeeyay Qaraxii Isgoyska Zoobe

Posted on October 18, 2017October 18, 2017 by Cowke

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qaraxii 14-kii bishaan ka dhacay isgoyska Zoobe ee Magaalada muqdisho kaasi oo wali aysan… Sii akhri

Ra’iisulwasaaraha Iraq oo wada-hadal ugu baaqay madaxda gobolka Kurdistan

Posted on October 17, 2017October 17, 2017 by News Office

Ra’iisulwasaraaha dalka Iraq Haider Al-abadi oo caawo shir jaraa’id ku qabtay magaaalada Baghdad ayaa ugu baaqay madaxda gobolka kurdistan in… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close