Waxaa Goordhow Qarax uu ka dhacay guri ku yaala degmada Kaaraan Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya.
Qaraxaan oo Goordhow dhacay ayaa maqalkiisa si weeyn looga maqlay Degmadaasi Kaaraan ee Gobolka Banaadir.
Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhex dhexay guri ku yaala degmadaasi Karaaan ee Muqdisho sida ay inoo sheegeen Goobjoogayaal aan la hadalnay Goordhow.
Dhanka kale Laamaha amaanka ayaa iyana sheegay in qaraxa uu ka dhacay guri ku yaala Degmadda kaaraan islamarkaana halkaas qaraxa lagu Diyaarinayay Sidoo kale laamaha amaanka ayaa sheegay in qaraxa uu ku dhintay hal qof oo ahaa kii isku Rakibayay.
Faah Faahinta dib kala soco Insha allah
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho