Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Akhriso:-War-murtiyeed laga soo saaray shirka Maamul goboleedyada ee Kismaayo

Kismaayo-[Puntland Post] War-murtiyeed ka kooban ilaa 16 qodob ayaa goor dhow laga soo saaray shirka Wadatashiga ee Kismaayo ugu socday… Sii akhri

Posted on October 11, 2017October 11, 2017 by Cabdiqani Boos

KENYA: Maxkamad Ogolaatay in Doorashada ay ka Qayb-geli karaan Musharaxiintii hore

Posted on October 11, 2017October 11, 2017 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Maxkamadda Sare ee Dalka Kenya ayaa amartay in gabi ahaan Musharraxiintii ka qaybqaatay Doorashadii Madaxweynenimo ee 08-dii… Sii akhri

Maxaa ku Qasbay Isbahaysiga uu Hoggaamiyo Odinga inay ka haraan Doorashada Kenya?

Posted on October 11, 2017October 11, 2017 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Is-bahaysiga mucaaradka Kenya ee loo yaqaano NASA ayaa sheegay in uu ka haray doorashada la filayo in… Sii akhri

Mid kamid ah Ergadii wax ka soo dhistay Xildhibaanada Baarlamaanka oo la toogtay

Posted on October 11, 2017October 11, 2017 by Cowke

koox hubeysan ayaa Xalay Magaalada Muqdisho ku toogatay mid ka mida Ergadii Magaalada Baydhabo ku  soo Dooratay Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka.… Sii akhri

Raila Odinga oo ka haray tartanka Doorashada Kenya

Posted on October 11, 2017October 11, 2017 by Cowke

Hoggaamiyaha mucaaradka ee Kenya Raila Odinga ayaa sheegay asiga iyo ku xigeenkiisa Kalonzo Musioka ay ka hareen tartanka doorashada ee… Sii akhri

Kaallo Women Center Garowe oo agab guddoon-siisay arday dhamaysay xirfado

Posted on October 11, 2017 by Dhiirane

Xarunta Kaalo Women Center oo bixisa xirfado kala duwan ayaa magaalada Garowe kusoo gabagabaysay barnaamij muddo lix bilood ah ay… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo dalxiis ku tegey degaanka Goob-Weyn ee Kismaayo

Posted on October 10, 2017October 11, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay wehelinayaan Madaxweynaha  Jubbaland Axmed Maxamed Islaan, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif … Sii akhri

Gaalkacyo:-Wariyaasha Koonfurta iyo Waqooyiga oo ka wada qeybgalaya Tababar

Posted on October 10, 2017October 11, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo ka furmay tababar soconaya mudo labo cisho ah oo la siinayo wariyeyaasha ka howlgala Waqooyiga iyo… Sii akhri

Daawo:-Dhalinyaro dareen qiiro leh maanta kusoo bandhigay Garowe

Posted on October 10, 2017October 11, 2017 by Dhiirane

Magaalada Garowe madal kulmisay in ka badan 200 oo dhalinyaro ah Madaxda Wasaaradda Dhalinyaradda PUNTLAND ayaa sabab la,aan uga baaqday… Sii akhri

Iran iyo Israel oo ku dagaallamaya dalka Syria.

Posted on October 10, 2017October 10, 2017 by News Office

Shabakadda News Week ee Maraykanka, oo warbixin ka qortay loollanka Israel iyo Iran ee gobolka Bariga dhexe, ayaa sheegtay in… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close