Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaqay in dagaalka Al-Shabaab loo Midoobo
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in musiibadii dhawaan ka dhacday Isgooyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in musiibadii dhawaan ka dhacday Isgooyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho…
Dagaalyahano Ka tirsan Al-shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday saldhig ay ku sugnaayeen Ciidamada Dowladda Soomaliya oo ku yaala Degmada Afgooye ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya…
Waxaa maanta magaaalada Garoowe laga daah-furay wejiga labaad ee Mushruuca Iskaashiga Waxbarashada ee Caalamiga ah(Global Partnership For Education Programme),kaasoo lagu horumarinayo tayada…
Madadaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 23 October…
Dalkeenna in la qabsaday oo la haysto wali ma dad baa shaki ka qaba?! Waa ceeb sida xaalkeenu yahay, waa ceeb sida…
Madaxweyne ku xigenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa ku eedeeyay Madaxweeynayaasha Puntland iyo Jubbaland in ay faragalin ku hayaan maamulka Galmudug sida…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Uganda, ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaas Mudane Yoweri…
Magaaladda Jowhar ee Caasimadda Hir-shabeelle waxaa maanta lagu caleema-saarayaa madaxweynaha maamulkaas Maxamed Cabdi Waare. Xafladda caleema-saarka oo dhowr jeer dib loo dhigay…
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda. Waxaa garoonka Diyaaradaha ku soo dhoweeyay…