Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland: Dabley hubaysan oo maanta doon kalluumeysi ka af-duubtay xeebaha degmada Baargaal

Wararka ka imaanaya xeebaha degmada Baargaal ee Calbari ayaa sheegaya in halkaasi dabley hubaysani maanta ka af-duubteen doon kalluumeysi oo… Sii akhri

Posted on February 27, 2025 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia oo Shir ku saabsan iskaashiga labada dal ku yeeshay Muqdisho

Posted on February 27, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Soomaaliya Shir kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia, … Sii akhri

Hoobiyaal lagu weeraray garoonka Muqdisho xilli uu ka dagayay Ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia

Posted on February 27, 2025 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia, Abiy Ahmed ayaa saaka oo Khamiis ah soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaasi oo uu ku soo… Sii akhri

Ciidamada difaaca Puntland oo firxadkii Daacish ka saaray Ceelka Dharin ee buuraha Calmiskaad

Posted on February 27, 2025 by News Office

Ciidamada Daraawiishta Puntland oo saaka hawlgal qorshaysan ka sameeyay buuraha Calmiskaad ayaa gacanta ku dhigay Ceelka Dharinta oo kamid ah… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Ethiopia oo lagu wado in uu maalinta berri ah booqasho ku yimaado Soomaaliya

Posted on February 26, 2025February 27, 2025 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Ahmed ayaa maalinta berri ah booqasho rasmi ah ku imaanaya magaalada  Muqdisho, taasi oo jawaab… Sii akhri

Ciidamada difaaca Puntland oo si nabad ah ula wareegay degaanka Dhasaan ee degmada Qandala

Posted on February 26, 2025 by News Office

Cutubyo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland, oo saaka ka dhaqaaqay tuulada Dhaadaar ayaa sahamin iyo miino-baar kaddib si nabad ah… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo buuraha Xabley ku baacsanaya firxadkii mileeshiyaadka Daacish

Posted on February 26, 2025 by News Office

Deryanka Rasaas laba dhinac ah ayaa saaka laga maqlayaa buuraha degaanka Xabley ee gobolka Bari halkaasi oo ciidamo ka tirsan… Sii akhri

Dowladda Puntland oo ka warbixisay duqeyn Caawa ka dhacday degaanka Miraale

Posted on February 25, 2025 by News Office

Duqeyn diyaaradeed oo Caawa ka dhacday  degaanka Miraale oo ka tirsan buuraha Calmiskaad ayaa lagu beegsaday dagaallamayaal kamid ah Argagixisada… Sii akhri

Taliska Ciidamada Puntland oo faahfaahin ka bixiyay qabashada degaanka Dhaadaar ee degmada Qandala

Posted on February 25, 2025February 25, 2025 by News Office

Taliska Ciidamada difaaca Puntland oo warbixin kooban soo saaray ayaa si rasmi ah u shaaciyay in ay maanta la wareegeen… Sii akhri

Ciidamada difaaca Puntland oo maanta si nabad ah kula wareegay degaanka Dhaadhaar ee degmada Qandala

Posted on February 25, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo saaka ka ruqaansaday tuulada Sheebaab ayaa sida la xaqiijinayo hadda la wareegay degaanka Dhaadaar oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close