Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Calmiskaad: Ciidamada Puntland oo saaka la wareegay inta badan difaacyadii kooxda ISIS kaga jirtay Miraale

Ciidamada difaaca Puntland oo saaka hawlgal qorshaysan ku qaaday togga Miraale ayaa si buuxda ula wareegay inta badan difaacyadii firxadka… Sii akhri

Posted on April 18, 2025 by News Office

Booqashada Ra’iisal Wasaare Xamse ku tagay Laascaanood oo wax tartay Kabtan Ayuub

Posted on April 17, 2025April 17, 2025

Stuttgard (Faallo) — Koox dallinyararo oo taageera kala goynta Soomaaliya oo ku sugan Jarmalka ayaa si been ah ugu soo eedeeyay… Sii akhri

Guddiga PEC oo beeniyay in ay xogtii doorashada Puntland u gacan-geliyeen dowladda Soomaaliya

Posted on April 17, 2025 by News Office

Guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC oo saaka warsaxaafadeed soo saaray ayaa beeniyay wararka ku saabsan in xubno ka tirsan PEC… Sii akhri

Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed oo dilay mileeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo soo weeraray Daynuunaay

Posted on April 17, 2025 by News Office

Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ku sugan saldhiga Burjeedka Daynuunaay ee duleedka magaalada Baydhabo ayaa saaka iska caabiyay weerar… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ka warbixisay duqeyn xalay ka dhacday degmada Aadan Yabaal oo Al-shabaab shalay qabsatay

Posted on April 17, 2025April 17, 2025 by News Office

Dowladda Soomaaliya oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa shaacisay in Xalay fiidkiii ciidamada dowladda iyo Taliska AFRICOM oo iskaashanaya hawlgal qorshaysan… Sii akhri

Boqor Burhaan oo soo dhoweeyey aqoonsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ay siisay maamulka SSCK 

Posted on April 16, 2025April 16, 2025 by cph

Qardho (Wararka PP) —  Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa dowladda federaalka Soomaaliya uga mahadceliyay aqoonsiga buuxa ay siisay maamulkii ku… Sii akhri

Guddiga Wakiillada Yuhuudda Biritayn Oo Ka Soo Hor Jeestay Dagaalka Israa’iil Ka Waddo Gaza

Posted on April 16, 2025April 16, 2025 by cph

London (Wararka PP) — Guddiga Wakiillada Yuhuudda Biritayn ayaa si cad uga soo hor jeestay dagaalka ay Israa’iil dib uga… Sii akhri

Madaxweyne Siciid Deni oo qaaddacay shirkii uu iclaamiyay madaxweyne Xasan Sheekh

Posted on April 16, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa si rasmi ah u caddeeyay in uusan qeyb ka… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo Kulan la qaatay Golaha Sare ee Dhaqanka SSC-khaatumo

Posted on April 16, 2025April 16, 2025 by News Office

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Kulan la qaatay qaar kamid ah Golaha Sare ee Dhaqanka SSC-khaatumo, sida… Sii akhri

Booqashada Taariikhiga Ah UU Ra’iisal Wasaare Xamse Ku Tagay Adhicaddeeye

Posted on April 15, 2025April 15, 2025 by cph

Muqdisho (Faallo PP) — Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdigiisa ayaa shalay booqday Adhicaddeeye, halkaas oo uu kaga qeybgalay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close