Puntland oo faahfaahisay hawlgal ay ku dishay xubno badan oo Daacish ah
Afhayeenka hawlgalka Calmiskaad S/guuto Maxamuud Maxamed Axmed (Faadhigo) oo waraysi bixiyay ayaa faahfaahiyay hawlgal qorshaysan oo ciidamada difaaca Puntland ka fuliyeen degaanka…