Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

MADAXWEYNE FARMAAJO: Waa in is-beddel lagu sameeyo Qaabka loo Sugo Amniga Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in laamaha ammaanka ay waajib ku tahay fududeynta dhaqdhaaqa iyo… Sii akhri

Posted on July 22, 2018July 22, 2018 by PP-Muqdisho

Puntland oo shaacisay xiliga la dhisayo golayaasha deegaanka Gorowe iyo Bosaso

Posted on July 22, 2018 by Liban Yusuf

Wasaarada arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Puntland ayaa maanta shaacisay xiliga la dhisayo golayaasha deegaanka degmooyinka Garowe iyo Boosaaso.… Sii akhri

Askari ka tirsan Ciidamada DF oo Dhowr kun oo Shillin Somali ah u dilay Nin Darawal ah

Posted on July 22, 2018July 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duhurnimadii maanta ayaa waxaa darawal ka mid ah kuwa gaadiidka dadweynaha ee Muqdihso lagu dilay Suuqa Kaaraan,… Sii akhri

Dood ku saabsan Shareecada Islaamka iyo Dastuurka oo Maanta lagu qabtay Muqdisho

Posted on July 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsan… Sii akhri

Micheal Keating oo ku wajahan Magaalada Gaalkacyo

Posted on July 22, 2018 by Cowke

Xog-hayaha Gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Goordhow oo saaka ah ku wajahan… Sii akhri

Eedeysane la sheegay inuu filimaanta u duubi jiray Daacish oo Maxkamad lasoo Taagay

Posted on July 21, 2018July 21, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidanka qalabka sida ee Somalia, ayaa maanta billowday dhageysiga Dacwad loo heysto ruux… Sii akhri

Muuse Biixi oo ka hadlay shirkii Brussels iyo ka qeyb galkii Faysal Cali Waraabe

Posted on July 21, 2018July 21, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka hadlay shirkii Soomaalida ee dhawaan lagu soo gebo-gebeeyey magaalada Brussels ee xarunta… Sii akhri

Booliska Garowe oo cabanaya, dhaliilna u jeediyay culumada

Posted on July 21, 2018July 21, 2018 by Liban Yusuf

Booliska gobolka Nugaal ayaa ka hadlay carqabado dhowr ah oo ka heysta wax ka qabashada amniga caasimada Puntland ee Garowe.… Sii akhri

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu dilay South Afrika

Posted on July 21, 2018 by Cowke

Wararka ka imaanaya dalka koonfur Afrika ayaa ku waramaya in Muwaadin Soomaaliyeed xalay lagu dilay Magaaladda Cape Town ee dalka… Sii akhri

Qarax khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Muqdisho

Posted on July 21, 2018July 21, 2018 by News Office

Ugu yaraan hal ruux ayaa ku dhintay,saddex kalena waa ku dhaawacantay,qarax gaari oo saaka ka dhacay meel u dhow taalada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close