Gudoomiyaha Maxkamada sare oo shaqadii ka joojiyay garsoorayaal Maxkamadeed
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka Garaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa shaqo joojin ku sameeyay kaaliyeyaal ka tirsan Maxkamadaha Dalka. Garyaqaan Baashe Gudoomiyaha…
Open this website in Safari first.
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka Garaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa shaqo joojin ku sameeyay kaaliyeyaal ka tirsan Maxkamadaha Dalka. Garyaqaan Baashe Gudoomiyaha…
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarunta taliska booliiska Soomaaliyeed kula shiray wasiirka amniga, dhammaan hay’adaha garsoorka, guddoomiyaha…
Hant-dhowraha guud ee Qaranka Soomaaliya,Maxamed Maxamuud Cali(Afgooye) oo maanta warbixin siiyay guddiga maaliyadda ee Golaha shacabk ayaa sheegay in xafiiskiisu baaris adag…
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ah Guddoomiyaha golaha iskaashiga dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa shaaciyay shir ay yeelan doonaan golahaas. War…
Guddiga difaaca ugu magacaaban Puntland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa ka hadlay warar laga faafiyay iyo xaalada gobolka…
Xildhibaan C/qaadir Gaafoow Maxamuud oo kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa iska casilay xubunimadii Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaan Cabdiqaadir Gaafoow oo laga soo…
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay xarigga ka jaray Xarunta hoggaanka baarista danbiyada (CID) oo dib u…
Masuuliyiin katirsan Kastamka Canshuuraha Dekada Weyn ee Magaalada Muqdisho ayaa xabsiga la dhigay kadib markii lagu eedeeyay Musuq maasuq. Ciidamada amaanka ayaa…
Qaar kamid ah Xildhibaanada Puntland ayaa mooshin ka keenay shirkada DP World oo sanadkii hore lagu wareejiyay maamulka dekadda magaalada Boosaaso. Xildhibaanadan…
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta bilaabay la xisaabtanka wasiirrada ee sannadlaha ah si loo qiimeeyo hawlaha…