Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Cabdi Maxamuud Cumar oo xabsi loo taxaabay

Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa xabsi loo taxaabay, sida ay baahisay wakaalada wararka ee… Sii akhri

Posted on August 27, 2018August 27, 2018 by Liban Yusuf

Dowlada Soomaaliya oo AMISOM kala wareegtay Garoonka Stadium Muqdisho

Posted on August 27, 2018August 27, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay garoonka Qaranka ee Ciyaaraha (Muqdisho Stadium), ayaa sheegay… Sii akhri

Fanaanka siyaasiga noqday Bobi wine ee ruxay xukunka Madaxweynaha Uganda oo xoriyadiisa helay

Posted on August 27, 2018August 27, 2018 by Farah

Maxkamada Sare ee Uganda oo ku taal magaalada Gulu ayaa damaanad kusii daysay mudanaha katirsan baarlamaanka Dalkaas ee lagu magacaabo Robert… Sii akhri

Taariikhdooda baro inta aadan la midoobin, taxanaha Itoobiya seddex kun oo sano – Qaybtii 6aad

Posted on August 27, 2018August 27, 2018 by Liban Yusuf

XUKUNKII HAILE SALASE IYO DHISMIHII DAWLADDA CASRIGAA Tafare Ras Makonnen waxa uu ahaa wiil uu dhalay Ras Makonnen Wolde Mikael… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo meesha ka saaray mooshin ka dhan ahaa DP-World

Posted on August 27, 2018August 27, 2018 by Farah

Baarlamaanka Dawlada Puntland ayaa maanta buriyey mooshin maalmahan ka oolaa shirkadda la wareegtay maamulka dekadda Bosaaso ee DP World. Mooshinkan… Sii akhri

Toogasho Ka Dhacday Florida oo lagu dilay 2 qof tiro kalena lagu dhaawacay

Posted on August 27, 2018 by Cabdiqani Boos

Booliska dalka Mareykanka waxaa ay shegeen in nin ka qeyb-galayay tartanka ciyaaraha Komputarka ee magaalada Jacksonville ee gobolka Florida uu… Sii akhri

Soomaaliya iyo Japan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga laba dal

Posted on August 27, 2018August 27, 2018 by News Office

Agaasimaha Waaxda Iskaashiga Caalamiga ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Mudane Daahir Salaad Xasan ayaa kula kulmay… Sii akhri

Wasiir Sabriye iyo Eng. Yariisow oo ka Wada-hadlay Dardar-gelinta Adeegyada Bulshada

Posted on August 26, 2018August 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo xafiiskiisa kula kulmay Wasiirka Arrimaha… Sii akhri

DAAWO:Wax qabadka Waaxda Taya Dhowrka Badeecadaha & Raashinka soo gala Puntland

Posted on August 26, 2018August 26, 2018 by jml

Madaxda Hay’adda Faya-dhawrka ee Badeecadaha iyo raashinka ee dawladda Puntland ayaa ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay mudadii ay xaafiiskan la… Sii akhri

Darajada S.Guuto Oo Loo Xiray Gabadhii Ugu Horreysay Ee Soomaaliyeed

Posted on August 26, 2018 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudne Xasan Cali khayre oo wakiil ka ah madaxweynaha jamhuuriyadda, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close