Deg Deg : Qarax ka dhacay Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa goordhow waxaa ka dhacay qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.

Qaraxa ayaa ka dhacay wadadda mashquulka badan ee Makka A-mukarama ee magaaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa si gaar ah waxaa uu uga dhacay isgooyska Dabka oo ah isgooys mashquul badan.

Ilaa hadda si rasmi ah looma oga qasaaraha ka dhashay qaraxaasi.

Ciidamada amaanka ayaa gaaray goobta kuwaasi oo xiray wadada,

Faah faahinta dib kala soco insha allah

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho