Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xasan Sheekh ” Dowlada hadda jirto faragalinta haka deeyso maamul Goboleedyada”

Madaxweynihii hore ee Soomaaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda ku sugan dalka Ingiriiska ayaa dowlada Soomaaliya ku eedeeyay in ay… Sii akhri

Posted on October 19, 2018 by Cowke

Taliyaha Ciidamada Milatariga Soomaaliya oo gaaray Kismaayo

Posted on October 19, 2018 by Cowke

Taliyaha ciidamada Milatariga Soomaaliya Gen Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe Ayaa gaaray goordhow oo maanta Jimco ah magaalada Kismaayo ee xarunta… Sii akhri

FARMAAJO oo Qiray in Culeys Siyaasadeed ay kala Kulmeen Go’aannadooda Deg-degga ah

Posted on October 19, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay siyaasadda arrimaha dibadda ee Somalia iyo saameynta ay ku… Sii akhri

UGANDA: Askar ayaa Marko nooga dhimaatay intii uu Socdaalka ku joogay MD Farmaajo

Posted on October 18, 2018October 18, 2018 by PP-Muqdisho

Kampala (PP) ─ Dowladda Uganda ayaa maanta sheegtay in laba ka mid ah askartooda lagu dilay degmada Marko ee xarunta… Sii akhri

Anigoo shacab ah, xagee iyo sidee u cawdaa?

Posted on October 18, 2018 by Desk

Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka gudahiisa  ma haystaan hab ay ku cawdaan kuna gudbiyaan cabashooyinkooda iyo rabitaankooda ku wajahan… Sii akhri

Muqdisho oo lagu soo Gunaanaday Carwadii u horeysay ee Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada

Posted on October 18, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Carwadii ugu horreysay ee Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa shalay gelinkii dambe lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, ka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo shir-gudoominayay Shirkii Maanta ee Golaha Wasiirrada Somalia

Posted on October 18, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxwaynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Somalia, isagoo ka jeediyay… Sii akhri

Trump Oo Turkiga Ka Codsaday Inay U Soo Gudbiyaan Caddaymaha Kiiska Khashoggi

Posted on October 18, 2018 by Cabdiqani Boos

Madaxweynaha Mareykanka Donald ayaa  ka dalbaday Madaxda Turkiga inay u soo gudbiyaan caddaymaha codadka iyo muuqaalada ee ku xiriirsan Kiiska Jamaal… Sii akhri

RW Khayr oo Shaqadii ka joojiyay mid ka mid ah Wasiir ku-xigeennada Xukuumaddiisa

Posted on October 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa shaqada ka joojiyay wasiir ku xigeenka wasaaradda Ganacsiga iyo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay wasiirada arimaha dibada ee Itoobiya iyo Ereteria

Posted on October 17, 2018October 17, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee  Ereteriya iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close