Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

AKHRISO: Bayaankii kasoo baxay Booqashadii Wasiirrada A. Dibadda ee Itoobiya iyo Eritrea

Muqdisho (PP) ─ Maanta waxaa magaalada Muqdiso soo gaaray Wasiirada Arrimaha Dibadda Itoobiya iyo Eritrea, iyagoo kulammo la qaatay madaxda… Sii akhri

Posted on October 17, 2018 by PP-Muqdisho

YARIISOW: Barnaamijka Waxbarashada Dadka Waa-weyn Waa mid Sare loogu Qaadayo….

Posted on October 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Daah-furay Barnaaijka Waxbarashada dadka… Sii akhri

Qoryooley Foundation Oo Magaalada Bosaso Weli Ka Wada Howlo Caafimaad

Posted on October 17, 2018October 17, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post]-Qoryooley Foundation gaar ahaan kooxda caafimaadka ee wareega (Mobile Team) ayaa waxa ay baaris iyo daaweyn ka wadaan xeryaha… Sii akhri

Xildhibaano laga hor istaagay ka qeeybgalka kulanka Baarlamaanka

Posted on October 17, 2018October 17, 2018 by Cowke

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta laga hor istaagay ka qeeybgalka kulankii baarlamaanka ee maanta . Xildhibaanada ayaa askar katirsan… Sii akhri

Koonfur Galbeed Soomaaliya oo beenisay in ay magacowday Guddiga doorashada Madaxweynaha

Posted on October 17, 2018October 17, 2018 by Liban Yusuf

Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdiqaadir Shariif Sheekhunaa Maye ayaa beeniyay warqad been abuur ah oo laga faafiyay. Guddoomiye… Sii akhri

Wasiirada arimaha dibada Ethopia iyo Ereteria oo soo gaaray Muqdisho

Posted on October 17, 2018October 17, 2018 by Cowke

Waxaa Goordhoweyd garoonka Muqdisho ka soo dagay wafdi ka socdo dowladaha Ethopia iyo Ereteria kuwaasi oo si weyn loogu soo… Sii akhri

Ethiopian Airline oo bilaabeeysa duulimaadyo Toos ah Muqdisho iyo Addais Abbaba

Posted on October 17, 2018October 17, 2018 by Cowke

Shirkada diyaarada ee Ethopian Airline ayaa sheegtay in ay bilaabeyso duulimaadyo toos ah oo Muqdisho Addis Abbaba ah dhawaan. Qoraal… Sii akhri

Wafdi ka socda Dowladaha Ethiopia iyo Ereteria oo ku soo wajahan Muqdisho

Posted on October 17, 2018October 17, 2018 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in maanta oo Arbaco ah ay soo gaaraan wafdi ka socdo… Sii akhri

Mid kamid ah ergooyinkii soo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka oo lagu dilay Muqdisho

Posted on October 17, 2018 by Cowke

Koox hubeeysan ayaa magaalada Muqdisho waxa ay xalay ku toogteen mid kamid ahaa odayaashii soo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. Allaha… Sii akhri

Gen Indho Qarshe ” Waxaan bur burinay Doomo ay lahaayeen Al-shabaab”

Posted on October 17, 2018October 17, 2018 by Cowke

Taliska Ciidamada Milatariga Soomaaliya General Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe ayaa sheegay in ciidamada dowlada Soomaaliya ay ku guuleeysteen in… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close