Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Mareykanka oo sheegay 60-dagaalame oo katirsan Al-Shabaab ay duqeeyn ku dileeyn

Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay in duqeeyn diyaaradeed ay ku dishay  60-dagaalame oo katirsan kooxda Al-shabaab ee Soomaaliya. Wakaalada wararka ee… Sii akhri

Posted on October 17, 2018 by Cowke

Eng Yariisoow oo sheegay in gacanta lagu dhigay 3 kamid ah dadkii Gubay Axmed Dowlo

Posted on October 17, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay 3-ruux oo gubid… Sii akhri

Barlamaanka Itoobiya oo cod Aqlabiyad ah ku Ansixiyay Wasirrada cusub ee Itoobiya

Posted on October 16, 2018October 16, 2018 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Xildhibaannada Baarlamaanka Itoobiya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay golihii wasirrada ee uu soo magacabay Ra’iisul… Sii akhri

Khayre: Kobaca Dhaqaalaha Soomaaliya Waxa Uu Ku Xiranyahay Kordhinta Tacabka Iyo Wax Soo Saarka Beeraha

Posted on October 16, 2018October 16, 2018 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa beeralayda Soomaaliyeed ugu baaqay in ay laba jibbaaraan tacabka beeraha… Sii akhri

Akhirso:- Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo magacaabay Wasiiro cusub

Posted on October 16, 2018October 16, 2018 by Cabdiqani Boos

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa 20 xubnood oo cusub u magacaabay wasaaradaha kala duwan ee dalka Itoobiya, waxaana… Sii akhri

Maamulka Muqdisho iyo Hay’ada UNHCR oo ka wada-hadlay xal-u-helidda Barakacayaasha

Posted on October 16, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yarisow) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ah… Sii akhri

Wargaysyada Caalamka oo qoraya in Sucuudigu saaka Cadaysanayo Dilkii Wariyihii Qunsuliyadooda lagu dilay.

Posted on October 16, 2018October 16, 2018 by Cabdiqani Boos

Puntland Post-Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya  dilkii Weriyaha u dhashay dalka Sacuudiga ee lagu magacaabi jiray Jamal Khashoggi.… Sii akhri

Wasiir arimaha Dibada Soomaliya ’’Sucuudiga waxan ku taageernay Cadaadis uga yimid Dawladaha Caalamka”

Posted on October 16, 2018October 16, 2018 by Cabdiqani Boos

Muqdish-[Puntland Post] Dowladda Soomaaliya ayaa faafaahin ka bixisay bayaan ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya, kaasi oo lagu… Sii akhri

Garowe:- Issimo wada qorshe ay kaga hor-imanayaan doorashada Puntland

Posted on October 15, 2018October 15, 2018 by Liban Yusuf

Qaar kamid ah issimada gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn ee Puntland oo shir ku leh magaalada Garowe ayaa wada qorshe… Sii akhri

Khayre oo ka dhagax dhigay Hir-shabeelle Mashaariic Horumarineed

Posted on October 15, 2018October 15, 2018 by Cabdiqani Boos

Jawhar-[Puntland Post]-Ra’iisul wasaaraha dawlada Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo maanta gaaray magaalada Jawhar, ayaa dhagax dhigay dhismaha Xafiisyada Madaxtooyada Hir-shabeelle,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close