Puntland: Ciidamada amniga oo joojiyay shir ka socday Garowe
Ciidamada amaanka gobolka Nugaal ayaa galabta joojiyay shir ka socday Hotelka New Rays ee magaalada Garowe. Shirka la joojiyay waxaa soo qaban-qaabiyay…
Open this website in Safari first.
Ciidamada amaanka gobolka Nugaal ayaa galabta joojiyay shir ka socday Hotelka New Rays ee magaalada Garowe. Shirka la joojiyay waxaa soo qaban-qaabiyay…
Muqdisho (PP) ─ Dalalka Soomaaliya, Libya iyo Afghanistan ayaa noqday dalalka ugu khatarta badan Dunida oo dhan, sida lagu shaaciyay daraasad cusub…
Bosaso-[Puntland Post] Magaalada Bosaso ayaa maanta lagu soo dhaweeyey musharax Madaxweyne Puntland Khaliif Ciise Mudan oo kamid ah musharixiinta u taagan xilka…
Jabuuti (PP) ─ Safiirka dalka Jabuuti u fadhiya ee Qaramada Midoobay, Maxamed Saciid Ducaale ayaa sheegay in muranka dhulka ah ee u…
Guriceel (PP) ─ Ugu yaraan laba ruux ayaa ku dhintay, tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen dagaal culus oo saakay deegaan…
Bosaso[Puntland Post]-Musharraxa xilka Madaxwaynaha Puntland Injineer Maxamuud Khaliif Xasan Jebiye ayaa $50,000 (konton kun oo doollar) ugu deeqay guddiga loo xil saaray…
Shirkii Golaha wasiirada dowladda Puntland ee Khamiista maanta ah ayaa lagu ansixiyay 2 degmo oo cusub,kuwaasoo kala ah Yubbe oo ka tirsan…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulanka caadiga ah ee golaha wasiirada Jubbaland. Ugu horayn Madaxweynaha ayaa…
Muqdisho-[Puntland Post]-Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed ayaa baaq ka soo saartay Xaaladda Soomaaliya Xilli ay jiraan maalmihii Khilaaf u dhaxeeyay dowladda dhexe iyo dowlad…
Musharraxa xilka Madaxwaynaha Puntland Injineer Maxamuud Khaliif Xasan Jebiye, ayaa maanta magaalada Boosaaso kulan qado-sharafeed ahaa kula qaatay nabadoonnada gobollada Bari, Karkaar…