Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo Maanta afka ciidda u daray Xulka Waddanka Itoobiya

Jabuuti (PP) ─ Xulalka kubbadda cagta 23-jirada Somalia ayaa guul ka gaaray xulka Itoobiya oo kulankii labaad ee is-reeb-reebka ciyaaraha… Sii akhri

Posted on November 20, 2018November 20, 2018 by PP-Muqdisho

Gabadh uu dhalay Madaxweyne D. Trump oo Tageertay Ololaha ay Waddo Ilhaan Cumar

Posted on November 20, 2018November 20, 2018 by PP-Muqdisho

Washington (PP) ─ Gabadha uu dhalay Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ee lagu magacaabo Ivanka Trump ayaa taageertay Ilhan Omar oo… Sii akhri

Wasiir ka tirsan Xukuumadda Federaalka oo ka digay in Carruurta laga dhigto Askar

Posted on November 20, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Gaashandhiga Somalia, Xasan Cali Maxamed ayaa maanta sheegay in Wasaaradda Gaashaandhiga ay xooga saareyso sidii ay… Sii akhri

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo faah faahiyay qarax uu ka bad baaday

Posted on November 20, 2018 by Cowke

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo ka bad baaday qarax gaarigiisa loogu xiray ayaa faah… Sii akhri

Muqdisho: Xildhibaan ka badbaaday qarax gaarigiisa lagu xiray

Posted on November 20, 2018November 20, 2018 by Liban Yusuf

Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka badbaaday qarax loogu xiray gaarigiisa oo ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama… Sii akhri

Dalka Koongo oo Askar iyo shacab lagu laayey

Posted on November 20, 2018November 20, 2018 by Cabdiqani Boos

Koongo-[Puntland Post] Saddex qof oo mid kamid  ah yahay askari ayaa ku geeryooday dalka Koongo, kadib markii askari kale uu… Sii akhri

Muuse Biixi oo amar faray masuulyiinta Dekada Berbera iyo shirkada Dp World

Posted on November 20, 2018November 20, 2018 by Cabdiqani Boos

Berbera-[Puntland Post] Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maalintii labaad ku sugan magaalada Berbera ayaa saaka booqdey bilowga dekedda cusub… Sii akhri

Wafti ka socda Wasaaradda Qorshaynta Puntland oo Kenya Shir ugu soo xirmay

Posted on November 20, 2018November 20, 2018 by Jama Farah

Wafti ka socda wasaaradda qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee Puntland oo maalmahan shirar aqoon kororsi ah oo ku saabsan… Sii akhri

Musharrax Jebiye oo degmada Carmo si diirran loogu soo dhoweeyey

Posted on November 19, 2018 by Cabdiqani Boos

Carmo[Puntland Post]-Musharraxa xilka Madaxwaynaha Puntland ee sannadka 2019 Injineer Maxamuud Khaliif Xasan Jebiye iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo ayaa… Sii akhri

Xasan Sheekh Maxamuud oo ka degay Kismaayo, kana hadlay nidaamka Federaalka

Posted on November 19, 2018November 19, 2018 by Liban Yusuf

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close