Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Duufaan ku dhufatay gobollo ku yaala dalka Australia

Australia[Puntland Post] Duufaanno xoogan ayaa ku dhuftay dalka Australia ,kuwaas oo midabkii cirka ka dhigay Jaale, isla markaana kor u… Sii akhri

Posted on November 22, 2018November 22, 2018 by Cabdiqani Boos

Farmaajo iyo Mattarella oo ka wada Hadlay Xoojinta Xiriirka labada dal

Posted on November 22, 2018 by Cabdiqani Boos

Rome[Puntland Post]-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalintii 3aad booqasho rasmi ah ku jooga Talyaaniga ayaa wada hadallo… Sii akhri

Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan oo laga dalbaday in uu Baneeyo Xilka

Posted on November 22, 2018November 22, 2018 by Cabdiqani Boos

Puntland Post-Wasiirka Arrimaha Dibadda ee waddanka Sucuudi Carabiya, Caadil al-Jubayri ayaa sheegay in xad lama dhaafaan ah ay tahay in… Sii akhri

Degmada Ceel Afweyn oo Xalay dagaal ku dhexmary Ciidamo u wato Korneyl Caare iyo ciidamo ka tirsan Soomaliland.

Posted on November 22, 2018November 22, 2018 by Cabdiqani Boos

Ceel-Afweyn-[Puntland Post]-Wararka Warbaahinta Puntland Post ka soo gaadhay  Magaalada Ceel Afweyn waxaa ay sheegayaan in Ciidamo uu wato Korneyl Caare… Sii akhri

Somaliland: Mas’uul is casilay kadib markii si xun loogu bahdilay meel fagaaraha

Posted on November 21, 2018November 21, 2018 by News Office

Agaasimihii guud ee wasaaradda Caddaaladda Somaliland, Xuseen Maxamed Maxamuud ayaa Arbacada maanta ah xilkii iska’casilay,kadib markii lagu bahdilay munaasabad xadhiga… Sii akhri

Wasaaradda Haweenka Puntland oo xustay maalinta carruurta Adduunka

Posted on November 21, 2018November 21, 2018 by News Office

Wasaaradda horumarinta  Haweenka iyo  arrimaha Qoyska dowladda Puntland ayaa maanta qabatay musaasabad lagu maamusayay maalinta Carruurta Adduunka oo sannad walba… Sii akhri

Musharrax Jebiye oo degmada Dhahar lagu soo dhaweeyey.

Posted on November 21, 2018November 21, 2018 by Cabdiqani Boos

Dhahar-[Puntland Post]-Musharraxa xilka Madaxwaynaha Puntland Injineer Maxamuud Khaliif Xasan Jebiye iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo ayaa si diirran maanta… Sii akhri

Puntland: Waa dhardhaarka dheeli tira Faderaalka

Posted on November 21, 2018December 4, 2018 by Desk

Waxa ay ahayd bilowgii sanadkii 1993 kii iyo shirkii nabadaynta Soomaalida ee Addis, markii ugu horaysay ee ay qarammada midoobay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo Iyo Ra’iisul Wasaare Talyaaniga oo kulan yeeshay

Posted on November 21, 2018November 21, 2018 by Cabdiqani Boos

Puntland Post- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo magaaladda Roma kula kulmay Ra’iisal Wasaaraha Talyaaniga Mudane… Sii akhri

Musharrax Jebiye oo degmada Waaciye si weyn loogu soo dhoweeyey

Posted on November 21, 2018November 21, 2018 by Cabdiqani Boos

Waaciye[Puntland Post]-Degmada Waaciye ee gobolka Karkaar waxaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyey musharraxa xilka Madaxwaynaha Puntland ee sannadka 2019,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close