Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xildhibaannada Baarlamaanka DF ee kasoo jeeda Koonfur-galbeed oo soo saaray Baaq

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Deegaannada Koonfur-galbeed Somalia, yaa baaq kasoo saaray xaaladda ka… Sii akhri

Posted on December 17, 2018 by PP-Muqdisho

Khilaafku ceeb maahan ee in aan la xallin karin ayaa ceeba

Posted on December 17, 2018December 17, 2018 by Liban Yusuf

Inkasta oo dad badan oo Soomaaliyeed marka ay khilaaf maqlaan dhaga barjoobaan, haddana khilaafka aragtida iyo aaraada ku saabsani marna… Sii akhri

Maraykanka oo sheegay in uu Al-shabaab ka dilay 62 xubnood

Posted on December 17, 2018December 17, 2018 by News Office

Militariga Maraykanka ayaa Isniinta maanta ah sheegay in ay 62 xubnood oo Al-shabaab ka tirsan ku dileen ilaa lix duqeymood… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo magacaabay wasiirka Hawlaha guud iyo Dib u-dhiska

Posted on December 17, 2018December 17, 2018 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Xassan cali Khayre ayaa magacaabay,wasiirka Hawlaha guud iyo Dib u-dhiska xukuumaddiisa, maalin kadib markii uu is’casilay… Sii akhri

Daacish iyo Al-shabaab oo isku’laayay gobolka Bari

Posted on December 17, 2018December 17, 2018 by News Office

Qoraal Axaddii shalay ka soo baxay kooxda Daacish oo lagu faafiyay wakaaladda taabacsan ee Amaq News, ayaa lagu sheegay malayshiyaadkoodu… Sii akhri

Maxkamad ku dhawaaqday Xukunka Wasiir ka tirsan xukuumada Soomaaliya

Posted on December 16, 2018December 17, 2018 by Cowke

Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta dhageysatay dacwada loo heysto Muqtaar Mahad Daa’uud oo ah wasiir ku xigeenka arimaha dibada Soomaaliya… Sii akhri

Qilaafka gudoonka Baarlamaanka oo xal laga gaaray

Posted on December 16, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh iyo labadiisa  Kuxigeen ayaa maanta kulan waqti badan qaatay waxa ay ku… Sii akhri

Wasiir ka Tirsanaa Xukuumadda Somalia oo isku casilay xiisadaha ka taagan Baydhabo

Posted on December 16, 2018December 16, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirkii Howlaha Guud iyo Dib u dhiska ee Xukuumadda Somalia, C/fataax Ibraahim Geeseey ayaa shir jaraa’id oo… Sii akhri

Hadal jeedinta musharixiinta Koonfur Galbeed oo Baydhabo ka socoto

Posted on December 16, 2018 by Cowke

Sida uu ahaa jadwalka dooraahada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay soo saareen waxaa maanta magaalada Baydhabo ka socoto dhageeysiga musharixiinta… Sii akhri

Mukhtaar Rooboow oo la shaaciyay inuusan ka qayb-geli doonin Doorashada K/Galbeed

Posted on December 16, 2018 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Guddiga Doorashada Maamulka Koonfur galbeed oo goor-dhaw warbaahinta kula hadlay Baydhabo, ayaa sheegay in Mukhtaar Roobow uusan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close